Madaxweyne Faroole oo ka qeyb galay olole Caafimaad oo lagu soo afmeeray Boosaaso.
(December 29, 2012)
Boosaaso:-Madaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud Faroole iyo qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa waxay ka qeyb galeen munaasibad balaaran oo lagu soo gaba gabaynayay Isbitaalka weyn
Khatarta guur la’aanta W/Q: Sh. Axmed Cabdisamad
(December 29, 2012)
Boosaaso:-Guurku wuxuu ka mid yahay nicmooyinka waaweyn ee Ilaahay adoomadiisa ku galladaystay, ka tagistiisuna waxay qofka iyo bulshadaba ku leedahay saamayn xun. Khataraha ugu waaweyn oo ka dhasha k
Golaha Baarlamaanka DFS oo Ansixyey Qaybtii Dhimanayd ee Golaha Wasiiradda(Warsaxaafadeed)
(December 29, 2012)
Muqdisho:-Golaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey Wasiiru Dowlayaasha iyo Wasiiro ku xigeenada uu dhawaan soo magaacabaay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka So
Gudiga nabad galyada gobolka Mudug oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada Galkacyo
(December 29, 2012)
Gaalkacyo:-Gudiga nabad galyada gobolka Mudug ayaa maanta  Shir-Jaraa'id waxay ku qabteen xarunta maamulka gobolka waxaana Shir-Jaraa'id goobjoog ka ahaa duqa degmada Gaalkacyo Col. Siciid Cabdi Faa
Shirweynihii sadexaad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee South Afrika oo habsami ah u socda
(December 29, 2012)
Waxaa Si habsami leh u socda shirweynihii 3aad ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool South Africa, oo qaybtiisii 1aad ka furmay Masjid Al shaafici magaalada Johannes burg 24/12/2012 ilaa 27/12/2012..