Banaanbax Rabshado wata oo ka dhacay magaalada Boorame
(December 31, 2012)
Boorame:-Banaanbaxyo ka dhacay Boorame maanta ayaa looga soo horjeedaa inaan xilka loo dhaarin dadkii lagu doortay doorashadii Saylac ee Somaliland. Natiijooyinkii doorashada kadib, ayaa la daahiyay i
Madaxweynaha Dowladda Puntland oo booqday xarunta ciidanka badda ee Puntlland(Masawiro)
(December 31, 2012)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxman Maxamed Faroole ayaa  maanta waxaa uu booqasho ku tegay xarunta ciidan ee badda Puntlland isagoo hadal uu u jeediyey cidanka ugu hanbalyeeyey guus
Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika Dr.Cabdirisaaq Hiirad oo waraysi bixiyey.[Daawo Video]
(December 31, 2012)
Boosaaso:-Guddoomiyaha Jaamacadda Bariga Afrika Dr.Cabdirisaaq Hiirad ayaa  ka warbixiyey horumarka ay hiigsaneyso Jaamacadda isagoo xog waran iyo waraysi gaar ah siiyey  Taleefishinka Somalichanne
Sheekh Shible oo ku baaqay in la gargaaro dadkii ku dhaawacmay qaraxii Masjidka Hidaaya ee Nairobi.
(December 31, 2012)
Nairobi:-Sheekh.Maxamuud Shible, ayaa  maanta waxaa uu ku baaqay in la gargaaro dadkii ku dhaawacmay qaraxii lala beegsaday Masjidka Hidaaya ee magaalada Nairobi. Sheekha oo maanta ka hadlayey masaaj