Askar ka tirsan Ciidanka Puntland oo Markab Afduubtay magaalada Boosaaso

December 19, 2012 - Written by

Boosaaso:-Askar ka tirsan ciidanka Puntlanda ayaa xalay Boosaaso kala baxsaday markab dhawaan laga soo qabtay xeebaha kaasoo badda ku daadinayay shamiito qoyday. Markab waxaa saaran 33 shaqaale ah, waxaana laga leeyahay Kuuriyada Waqooyi.

Markabkan oo lagu magacaabo MV Daesan ayaa Puntland ay ka soo qabatay xeebaha kadib markii lagu eedeeyey inuu xeebaha ku daadiyay shamiito qoyan oo uu ka soo celiyay dekedda Muqdisho markii ay diideen ganacsatada uu u waday.
Wararka ayaa sheegaya in laba doonyood oo ka tirsan ciidanka badda ee Puntland ay ku dabajiraan markabkaas la afduubtay si ay u soo furtaan.

Xigasho VOA
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online