Ciidanka Badda Puntlland oo ku guulaystay in ay soo furtaan 2 Markab oo kala ah MV Daesan iyo MV Iceberg 1

December 23, 2012 - Written by

Garacad:-War saxaafadeed ka soo baxay dowllada Puntlland ayaa dhawaan waxaa lagu sheegay in ciidanka Badda ee Puntland ay badbaadiyeen ilaa 22 shaqaalo ah oo afduub loogu haystay Markabka MV1 ka dib markii ay ciidanka badda Puntlland ay hareereeyeen Markabka 10 December Markabka oo lagu heystay degaan ku dhow Degmada Garacad ee Gobolka Mudug.

Ciidanka Badda dowllada Puntlland ayaa mudo ka badan 2 usbuuc waxaa ay iska horumaad iyo is rasaasayn u dhexaysay koox buracadbadeed ah oo Markabka ku haystay afduub waxaan iska horimaadkaas ka dhashay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray ciidanka badda ee Puntlland iyo Burcadbadeedka.

Waxaa kale oo warsaxaafeedka lagu sheegay in ciidanka badda Puntlland ay ku guulaysteen soo furashada Markabkii MV Daesan oo ay dhawaan afduubeen askar ilaalo ka haysay iyagoo u ka xaystay dhinac degmada Garacad. Cidanka Badda Puntlland ayaa qabtay ilaa 8 askari oo afuudbay Markabka MV Daesan waxaan ay sheegeen in Maxkamada la soo taagi doono dhawaan.

Halkaan ka eeg Puntland Forces Safely Rescue 22 Hostages of MV Iceberg 1  (English)

Ciidamada Puntland oo soo Furtay Dad Afduub loogu Haystay Markabka MV Iceberg1 (Soomaali)

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online