Daawo sida xaaladdu aheyd Masaajidka Hidaaya markii xalay qaraxu ka dhacay(Daawo)

December 8, 2012 - Written by

Nairobi:-Markii laga soo baxay salaadda Cishaha, ayaa  banaanka hore ee Masaajidka Hidaaya qeybta gawaarida la dhigto waxaa ka dhacay qarax, kaasoo ka dhashay Bam gacanta laga tuuray, waxaana qaraxu uu ahaa mid laga wada maqlayey agagaarka xaafadda Jaamka ee Masaajikdu ku yaalo.

Qaraxa  oo geystay khasaare dhimasho 3 qof ah, iyo dhaawaca 8 kale, uuna ku jiro Xildhibaan Yuusuf  Xasan Cabdi, ayaa intaas kja dib waxaa bilowday dhagax tuur ay sameeyeen dhalinyaro Soomaaliyeed, kuwaasoo gawaarida dhagxaan la dhacayey, ciidan Boolis ah oo markii falku dhacay goobta soo gaarayna ay maaro u waayeen, iyadoona markii dambe ciidamo badan la keenay waddada Jaamka ee Masaajidku ku yaalo, kuwaasoo kala eryey dadkii Soomaalida ahaa ee ka careysnaa qaraxii lala eegtay dadkii Masaajidka ka soo baxay ee Xildhibaanku ugu horreeyo.

Halgan.net
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online