Dagaalka Aan ugu jirno ilaalinta Akhlaaqda islaamka Sheekh Dr.C/raxmaan sh C/laahi(Daawo)

December 28, 2012 - Written by

Nairobi:- Waxaan idiin soo gudbineynaa caawa muxaadaro uu horey u jeediyey Sheekh Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar  waxaana uu ka jeediyey Masjidka abubakar Sadiiq ee magaalada Nairobi  mar uu socdaal dacwadeed ku yimid magaalada Nairobi.
Muxaadarada Sheekh/ Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar ayaa ah mid aad u taabaneysa wadciga aan ku jirno oo dadkii Muslinka ahaa ay ka fogaadeen akhlaaqda wanaagsan iyaga oo wanaag mooday dhalanteedka gaalada iyo aduunka .

Akhlaaqda hadii ay kaaxumaato diinkaaga baa qatar ku jira waxaana umada Muslinka ah looga baahan yahay in ay ku daydaan Salafkeenii iskana ilaaliyaan Akhlaaqda xun sida beenta ,ceyda ,isku dirka iyo dhamaan akhlaaqda xun oo dhan .

Sheekh Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar ayaa Muxaadaradiisa waxay ka koobneyd laba qeybood waxaana idiin soo gudbineynaa caawa qeybta koowaad

Hoos ka Daawo Muxaadarada Sheekh Dr.C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar (Dagaalka Aan ugu jirno ilaalinta Akhlaaqda islaamka ) Qeybta 1aad

Halgan.net
Maktabadda Alsunnah

Nairobi

1 Comment so far

Leave a comment

  1. masha allaah waa muxaadaro qayib ah oo meelo badan
    tabanaysa

Leave a comment

*