Darsigii maanta ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo Maqal iyo Muuqaal )

December 9, 2012 - Written by

Norway:-Waxaan ogeysiineynaa dhamaan walaalihii la socday kitaabkii Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax uu ka akhrin Jiray Masjidka Al-tawfiiq in cilad farsamo oo yar ay ka jirto dhinaca servaha sida Live u tabin jirtay waxaana walaalaha ay Darsiga Sheekh Cali kala socon karaan Halganweb Tv Station

Sheekh ayaa waxaa u maanta sii wadi doonaa diinta Yahuuda ee beenta ah iyo waxyaabaha ay aaminsan yihiin hoos ka Daawo darsigii maanta

Halkan ka Daawo Halgan Web Tv Station uu haatan ka socdo Kitaabkii Mawsuucada ee ka hadlayey firqooyinka Lunsan

Halgan.net
Norway

1 Comment so far

Leave a comment

  1. maasha allah shiiqeenaa allah yafsax lisaanoh wayadawil cumrah

Leave a comment

*