Dowrka dacwada kuleeyihiin dumarka Sh Dr.Ahmed Xaji C/raxmaan Raximahulaaah(Daawo)

December 22, 2012 - Written by


Nairobi:-
Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaro uu ka jeediyey Sheekh Dr.Ahmed Xaji C/raxmaan Raximahulaah taas oo uu ka jeediyey magaalada Nairobi 2008 mar uu socdaal caafimaad ku yimid Sheekh Dr .Ahmed Xaji C/raxmaan Sheekh ayaa muxaadaradiisa waxaa uu kaga hadlay Dowrka dacwada kuleeyihiin dumarka .

Hoos ka dhageyso Dowrka dacwada kuleeyihiin dumarka Sheekh Dr.Ahmed Xaji C/raxmaan Raximahulaaah

Xigasho Salaf Media
Nairobi
Kenya

8 Comments so far

Leave a comment

  1. ALLAHA KUUNAXRIISTO macalinkeeniyoow….

  2. Ilahow no naxariiso sh /aniga na gu kulmi janatulfardowsa Amin Amin Amin

  3. Ac.wr.wb Allaahu maqfir lahuu warxamhu yaa RABBI! Alloow kuwii diley aduunka iyo aakhiradaba ku dil. Alloow Jannatul firdoowsil aclaa nagu kulmi sh. Ahmed….Allaahuma aameen.

  4. ilaahay haunaxariisto dr.axmed miisaankiisa xasanaadkana haugu cusleeyo aakhiro cidii dishayna ilaahay aduun iyo aakhiraba haka gooyo

  5. الله اكبرwaxii dilay cadaab alle sugaysa sjeekhana bi idnillaah kamp iyo khayrkuu fashay oo usoconayo ilaa qiuaamaha kadhacayo waxba kama halaabayaan bi inillaah

  6. Alle j
    Janaatul fardawza alle hana isku keen tuso

  7. walaalayaal sheekha ale ha unaxariisto alshabaab baa dilay alle haw ciqaabo if iyo aakhiraba

  8. ilaahoow u naxariiso waxaa nasiib wanaag ah,, in ilaahay janada isku kaaya tusi karo ilaahoow janada isku kaaya tus anaga iyo sh ahmed xaaji cabdi rahmaan allaahu akber ilaahoow waxan ku naqanaaa islaamnimo iyo wanaag waa tan nooga muuqata walaa nuzakiya cala laahi axad!!! illoow u naxariiso alloow u naxariiso alloow u naxariiiso

Leave a comment

*