Duullaanka maskaxda Khudbadii Jimcaha ee Sh Maxamed Cabdi Umal (Dhageyso)

December 21, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbin doonaa Khudbadii Jimacaha ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekha si wanaagsan uga hadlay Duullaanka kala duwan ee ku socda Umada Islaamka ah oo ay ugu horeyso umada Soomaaliyeed .

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu si qoto dheer uga hadalay noocyada kala duwan ee duulaanka ee lagu hayo umada Islaamka kaas oo u qeybsama mid melatari oo lagu qabsaday dhulkooda iyo hantidooda iyo mid ka qatarsan oo ah duulaanka maskaxda oo ah kan lagu qabsaday dhalinta Islaamka ee la rabay in ay ahaadaan hurmuudka umada ama lafdhartii umada.

Hoos ka Dhageyso  Khudbadii maanta Ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal Duulaanka lagu hayo umada Islaamka gaar ahaan dhanka Maskaxda.
[audio:https://halgan.net/Mp3/duulaanka_maskaxda.mp3] ama Halkan Mp3

Halgan.net

11 Comments so far

Leave a comment

  1. masha allah allah ku xifdiyo wlaaal keena sheekh mohamed abdi umal

  2. Asalamucalakum dhaman walaalahay muslimka ah waxaanku leeyahay sheekheena waxaan ilaahay uga baryayaa inuu nooga ilaaliyo cadowga oodhan kudibadeed iyo ku gudaba amiin alaah ha nagu anfaco waanadiisa wanaagsan ilaahay somaali ha is raaciyo odhamaan hakadhigo umaduadeegta diintooda macaan amiin amiin

  3. ALLE sheekheena haka abaal mariyo dadaalka uu kubixinaayo hanuuninta umada islaamka

  4. jazakalaah khay shaykhmay allah give us hidaya by you word

  5. masha allah…sh. max’ed abdi umal alaha kusiyaadiyo cilmigada iyo fahankaada allena haku xifdiyo.

  6. ALLAH waxaan ka baryayaa culimada soomaaliyeed oo xaqa utaagan inuu xifdiyo iyo dhamaan shacabka soomaaliyeed ee ALLAH dartiis waxii xun ka digtoonaada

  7. maasha alah ilaahow noo xafid sheekheena cimrigiisna alaha dheereeyo caafimaad iyo nabad gelyo buuxdana alaha siiyo iyo dembi dhaaf meel walbana uu joogana ilaahey haku xifdiyo anagana alaha naga dhigo kuwooda maqla oo jidka toosan qaada kuna hanuuno wada toosan ee alle na farey kuwooda wax ka maqlana alaha naga dhigo sheekhyadooda oo tusaayo jidka wanaagsan
    wabilahi towfiiq.

  8. Jaza ahullahu kheyraljazaa, sheekhanaa sheekh Mohammed Abdi Umal.
    waad kumahadsantihiin walaalaha halgan.net

  9. ilaahayaw sheekha noo xifti oo cimrigiisa iyo cilmigiisaba barakee aamiin

  10. Jazaakallaahu khayran Sheikh Max’ed Umal
    nasallulaaha cafwa walcaafiya

  11. masha allah akhuuna sheekh mohamed abdi umal allah noo xifdiyo insha allah

Leave a comment

*