Khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka Al-Hidaaya Sheekh C/waaxid Xasan (Dhageyso)

December 28, 2012 - Written by

Nairobi:-Sheekh Cabdi Waaxid Xasan ayaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa uu uga hadlay ducada iyo in ay tahay silaaxa qofka Muslinka ah waxaana uu tusaalooyin badan ka soo qaatay Kitaabka Qu,aanka iyo Sunadda Nabigeena Maxamed صلي الله عليه وسلم

Sheekh Cabdiwaaxid ayaa ku booriyey Muslimiinta dhamaan gaar ahaana Muslimiinta Kenya in alle ka baqaan oo ay baryaan sida alle uga feydo dhibka heysta waxaana uu ku booriyey in aysan cabsan oo ay camiraan Masaajida iyo xalaqaadka Cilmiga sharciga.

Muslimiinta ku dhaqan dalka Kenya gaar ahaan Soomaalida ayaa waxaa soo wajahay dhib leh dhac kufsi xarig iyo raaf xoogan oo ay wadaan ciidamada Kenya waxana jeelasha Kenya ku jira Boqolaal Soomaali ah.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Hidaaya Ducda Sheekh Cabdiwaaxid Xasan

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/2g92v48lxi/khudbadi_jicaha_sh_c.waxid_xasan.mp3] Ama Halkan Mp3

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online