Madaxweynaha DFS oo la kulmay Ergayga gaarka ah ee QM Ambassador Augustine Mahiga.[War-saxaafadeed]

December 19, 2012 - Written by

Mogadishu:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh.Maxamuud  ayaa ku qaabilay Madaxtooyada Soomaaliya Ergayga gaarka ah ee Qaramada Middobay u Qaabilsan Soomaliya Ambassador Augustine Mahiga. Kulankaas ayaa waxaa uu Madaxwey naha kaga hadlay dhowr arimood oo ay ka midyihiin,xal u helida dhalin yarada da’da yare ee iska soo dhiibayo dhinaca ururka Al-shabaab iyo doorka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya.” Haa waan u baahanahay in ay beesha Caalamka na saacidaan, laakin waa marka anaga waxaan codsano nalaga saacido” Madaxweynaha ayaa saa ku wargeliyay Ergayga gaarka ah ee Qaramda Midoobay.

Ugu danbeyntii,Madaxwenyanaha  Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xusay in hay’adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay looga baahan yahay in hey’ ad walba ay la shaqeeyso Wasaarda ay isku shaqada yihiin.Taasina ay keeneyso in Wasardahaas ay horumar gaaraan.

Communication Office

 Office of the Somali President

Mogadishu, Somalia

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online