Madaxweynaha DFS oo qaabilay wafdi ka socda Midowga Afrika (Warsaxaafadeed)

December 18, 2012 - Written by

Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa Villa Soomaaliya ku qaabilay Danjiraha dhawaan Midowga Afrika u magaacwday Soomaaliya Mudane Ambassador Annadif Mohamat Salah.

 Danjiraha ayaa Madaxweynaha ku wargeliyay inuu xafiiskiisa u suu guurayo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho. Diyaarna u yahay in uu la shaqeeyo Dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka  ayaa soo dhaweeyay guurista xafiiska Midowga Afrika kuna tilmaamay , talaab muhiim ah oo qeyb ka ah hor u socodka Soomaaliya. Halkaasna uga baaqay ururada kale ee caalamiga ah in xafiisyadooda ka furtaan Soomaaliya.

Ugu danbeyntii Madaxweynaha ayaa ugu  baaqay in Midowga Afrika ay kala shaqeeyaan hirgelinta  Lixda tiirar siyasadeed ee dowladda Soomaaliya.Tiirarkaas ayaa waxaa ku qoran howlaha ay dowladda qaban doonto.

Communication Office
Office of the Somali President
Mogadishu, Somalia

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online