Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku tegi doona dalka Turkiga

December 4, 2012 - Written by

Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi la socda ayaa lagu wadaa in ay safar ku gaaraan dalka Turkiga maalmaha soo socda. Madaxweynaha DFS Xassan Sh.Maxamuud ayaa waxaa uu casumaad ka hellay Madaxweynaha dalka Turkiga Abdullah Gül , wafdiga madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ay ka kooban yihiin ilaa 5 xubnood oo ka kooban 4 wasiir iyo Taliyaha guud ee ciidanka DFS Jeneraal Cabdulqadir Sh.Cali Diini.
Safarka Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh.Maxamuud ayaa waxaa uu salka ku hayaa safaro la xiriira dhinac dhaqaalaha iyo amniga oo ay masuuliyiin ka tirsnaa dowlladii hore ee DFS ay la saxiixdeen dowllada Turkiga arrimo ku saabsan xasilooni darada ka jirta Afrika.

War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska  Madaxweynaha dalka Turkiga Abdullah Gül ayaa lagu shaaciyey in madaxweynaha DFS iyo wafdi la socda ay imaan doonaa maalmaha soo socda dalka Turkiga  ka dib casumaad ay ka helleen dowllada Turkiga ay ku faraxsan yihiin.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online