Ogeysiis Casharkii Dr Cali oo Baaqday iyo Sheekh Suldaan Gasle oo muxaadaro jeedinaya

December 1, 2012 - Written by

Oslo:-Waxaa la ogeysiinayaa walaalihii la socday darsigii Sh.Dr Cali Maxamed Saalax ee  kitaabkii Mowsuucada uu baaqday maanta iyo birito waxaana dib uu u bilaaban doonaa inshalaah maalinta talaadada  darsiga ayaa waxaa uu Sheekh Cali ka akhrin jiray masjidka Al-tawfiiq ee magaalada Oslo ee dalka Norway.

 

Waxaa kale oo ogeysiineynaa in maalinta birito ah ay jirto muxaadaro uu jeedin doono Sheekh Suldaan Gasle waxaana uu sheekhu ka hadli doonaa (Dulqaadkii Nabigeenii Maxamed صلي الله عليه وسلم ) waxaana ay bilaaban doontaa 13 AM Markazka Quba .

 

Oslo
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online