Duruustii Kitaabka Mowsuuca Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax(Dhageyso)

December 6, 2012 - Written by

Norway:-Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbineynaa 3 darsi ee ugu danbeeyey ee kitaabkii Mowsuuca ee ka baxay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo waxaana darsiga akhriyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah.

Darsiga Koowaad Qowmiya Carabiya
[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/cud0wjfd2g/050_qoowmiyadacarabiga.mp3] Ama Halkan MP3

Firqada Al-Ansar ee Dalka Mareykanka

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/wvfzbfdmp2/048al-ansar.mp3] Ama Halkan MP3

Firqada Amal Ee Shiicada ee dalka Lubnaan.

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/xtpo7qe6ab/049_xarakat_amal_lubnaan_.mp3] Ama Halkan Mp3

Duruustii Hore ee Kitaabka Mowsuucada ee uu Akhriyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax oo MP3 ah

Maamulka Halgan.net
Oslo

 

2 Comments so far

Leave a comment

  1. Asalaamu caleykum

    Fadlan xaggee ka heli karaa muxaadarooyin oo dhameystiran waxaad moodaa in aad ka soo duubteen kaliya in yar , please haddii aad meel ku ogtahay iyaga oo dhameystiran ii ogolow in aan ogaado.
    Asalaamu caleykum

  2. Mahelin kitaabkii moowsuucatul firaq fadlan iigusoo dira emailka kore hadaad awoodaan.
    asc

Leave a comment

*