Ogeysiis Muhiim ah: Geeri Naxdin leh oo ku timid Cabdi Yuusuf Hiraabe Geesood

December 19, 2012 - Written by

Nairobi:-Waxaa ku geeriyooday Taariikhdu markay ahayd 16.12.2012 , wadanka Kenya Allaha u naxariistee Cabdi Yuusuf  Hiraabe Geesood oo loo yaqaanay ( Joornaaliiste). Marxuumka ayaa Ifka waxaa uu uga kaga tegay 33 qof oo ka kooban wax uu dhalay iyo wixii ay sii dhaleen. Anigoo ah Axmed Cabdi Yuusuf Hiraabe, waxaana Walaalaha Soomaaliyeed ka codsanayaa in Waalidkay loo soo Duceeyo, Ciddii deyn ku lehna  Aabahay Cabdi Yuusuf  Hiraabe Geesood oo loo yaqaanay ( Joornaaliiste), ay illa soo xiriiraan aniga oo Taleefankay gu yahay :

Mopil: 00 45 50 12 34 79

Guriga: 00 45 58 5 1 37 40. Denmark

Waxaa dhanka kale, anagoo ah howlwadeenada Halgan.net illaahay uga baryeynaa Marxuumka inuu naxariistii Jano ka waraabiyo , eheladii, awlaadii  iyo qaraabadii uu ka tegayna samir iyo Iimaan ka siiyo. Aamiin::: Aamiin.

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online