Ogeysiis:Cudurdaar ku socda Akhristayaasha Halgan.net

December 8, 2012 - Written by

Waxaa Akhristayaasha Halgan.net uga cudurdaaraneynaa dib u dhac ku yimid maanta dhinaca warar iyada oo ay jirtay cilad yar oo ka timid xaga Shirkada leh servaha iyada oo ay shirkadu Update gareyneysay servahooda.waxaana haatan la xaliyey ciladii yareyd ee ka timid dhinaca shirkada leh servaha waxaana si caadi ah Update u ahaan doona Inshaalaha Halgan.net.

Waxaan kale oo aan ka cudrdaaraneynaa in casharkii Live ahaa ee Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax uu u bixi kari waayey si Live ah waxaana soo galin doonaa webka dhawaan casharkii baxay maanta oo uu Sheekh Dr Cali uga Hadlay Diinta Yuhuudiyada ee beenta ah

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
« Nov   Jan »
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online