Qardho oo laga joojiyey Shirarka siyaasadeed aysan dowlada ka warqabin
(December 28, 2012)
Qardho:-Kulan ay isigu yimaadeen Masuuliin ka tirsan dowlada Puntland oo lagu qabtay shalay  hoolka shirarka ee degmada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa waxaa looga hadlay sugida amaanka iyo i
Madaxweynaha Puntland oo booqday Jaamacaddaha magaalada Boosaaso
(December 27, 2012)
Boosaaso:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr.C/raxman Maxamed Faroole iyo wafdi wasiiro ah ayaa maanta waxaa ay booqosho ku tageen Jaamacadda bariga Afrika iyo Jaamacada Muqdisho ee magaalada Boosaaso
Wafdi ka socda DFS oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose
(December 27, 2012)
Kismaayo:-Waxaa goor dhowayd gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose wafdigii ka socday DFS kuwaas oo ka kooban wasiiro iyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidanka XDS. Wafdiga ayaa waxaa
Wafdi wasiiro ah oo ka tirsan DFS oo ku sii jeeda magaalada Kismaayo
(December 27, 2012)
Kismaayo:-Wafdi ka socda dowllada Federaalka Soomaaliya ayaa saaaka ku sii jeeda magaalada Kismaayo ee caasimada Gobolka Jubada hoose, wafdigaan ayaa waxaa hogaaminayey wasiirka arrimaha Gudaha , wasi
Afhayeenka Guddiga Baarista Dilkii Sheekh.Axmed Xaaji oo waraysi bixiyey.[Daawo Video-ga]
(December 26, 2012)
Boosaaso:-Afhayeenka Guddiga Baarista Dilkii Sheekh.Axmed  Xaaji Cabdi raxmaan ayaa waxaa uu waraysi uu siiyey Tv-ga SNTV oo ka xog waramay howsha ay qabteen gudiga baarista ee loo xil saaray in ay s
Sh Dirir oo xalay Muxaadaro ka jeediyey Masjidka Jaamica ee Jigjiga (Masawiro)
(December 26, 2012)
Jigjiga:-Waxaa xalay mar kale dib ugu soo laabatay magaalada Jigjiga Sh Maxamed Cumar Dirir isagoo Sheekh si fiican loogu soo dhaweeyey waxaan uu isla xalay uu muxaadarado ka jeediyey Masjid Jaamica m
Shirkadda Golis oo dayactir ku sameysay Saldhiga Booliska ee Qardho
(December 26, 2012)
Qardho:-Shirkadda Isgaarsiinta Golis xarunteeda magaalada Qardho ayaa waxa ay tayactir ku samesay qeyb ka mid ah Saldhiga booliska magaalada Qardho,kaas oo aan wax tayactir helin tan iyo wixii ka danb
Sheekh Xasaan Xuseen Aadan oo xalay lagu xiray magaalada Nairobi
(December 26, 2012)
Nairobi:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan sirdoonka dalka Kenya ee loo yaqaano CID ay xalay goor dambe gurigiisa kala baxeen Sheekh
Puntland oo soo bandhigtay Shaqaalaha Markabkii Mv Icebreck 1oo ay soo furatay(Masawiro)
(December 25, 2012)
Garoowe:- Puntland ayaa maanta galinkii danbe saxaafada u soo bandhigtay Shaqaalaha Markabkii Mv Icebreck 1 oo ay soo furatay waxaana Markabkii Mv Icebreck 1 saarnaa ilaa 22 shaqaale oo ka kala yimid
Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga Qaranka ee DFS oo gaaray gobalka Sh hoose
(December 25, 2012)
Afgooye:-Wasiirka Arimaha gudaha iyo amniga qaranka ee DFS Cabdikariim Xusen Guuleed iyo saraakiil sare oo ka tirsan dowlada Soomaaliya ayaa maanta waxay gaareen deegaano ka tirsan gobalka Shabeelaha

« Previous PageNext Page »