Qarax caawa ka dhacay Degmada Jowhar ee xarunta gobalka Sh/ Dhexe

December 11, 2012 - Written by

Jowhar:-Wararka naga soo gaaray  degmada Jowhar ee xarunta gobalka Sh /Dhexe ayaa sheegaya in caawa weerar lala beegsaday ciidamada DFS  ee magaalada Jowhar xili ay marayeen Buundada kala qeybisa xaafadaha Hanti-wadaag iyo Horseed.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya nooca qaraxa uu ahaa waxaana qaraxa laga maqlay Xaafada Hantiwadaag gaar ahaan deeganka Bagaashka .Goobjoogayaal ku sugan Jowhar ayaa sheegay in qaraxa ka dib la maqlay rasaas xoog u dhacaysa .

Wixii warar ah ee soo kordha kala soc Halgan.net

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online