Rabshado iyo rasaas caawa laga maqlayo magaalada Hargeysa ee xarunta S/land

December 6, 2012 - Written by

Hargeysa:-War goordhow naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee xarunta S/land ayaa sheegaya in caawa ay fooda is dareen ciidamada Booliska iyo dadweyne ka careysan natiijada ay ku dhawaaqeen gudiga Doorashooyinkii Somaliland waxaana dadweynaha careysan ay dhigayaan banaanbax iyada oo xaafadaha qaar la gubay taayaro.

Waxaa magaalada si weyn looga maqlayaa Rasaas ay ridayaan ciidanka amaanka ee magaalada Hargeysa iyaga oo ku kala cayrinaya dadweynaha ka careysan natiijada ka soo baxday doorashooyinka golaha deegaanka ee magaalada Hargeysa .

Magaalada Hargeysa ee xarunta Somaliland ayaa ahayd in mudo badan magaalo nabad ah .Ilaa haatan waxaa jira  khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac ah .Isu Socodka gaadiidka  iyo dadweynaha ayaa istaagay meel walba waxaa taagan ciidamada amaanka iyaga oo marba dhinac u baaacsanaya dadweynaha careysan.

Waxgaradka iyo Cuqaasha Somaliland ayaa shalay dadweyanah ugu baaqay in ay ilaaliyaan nabada ayna ka fogaadaan wax walba oo wax u dhimi kara amaanka S/land


C/Casiis Maxamed

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online