Raiisul wasaaaraha DFS oo magacaabay wasiir ku xigeeno iyo wasiiru-dowlayaal

December 13, 2012 - Written by

Muqdisho:-Raiisul wasaaraha Dowllada Federalka ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta waxaa uu soo magacaabay ilaa 20 wasiir ku-xigeen iyo 5 wasiiru-dowle isagoo soo dhamaystiray xukuumadiisa.

Hoos ka eeg xubnaha loo magacaabay wasiiro ku xigeenada iyo wasiirudowlaha

Magacyada wasiir ku xigeennada :-

1-Eng maxamed Aadan Axmed W/kuxigeenka arrimaha Dibada

2 Jamaal Axmed Barrow W/ ku xigeenka arrimaha dibada

3 Xasan Ibraahim Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

4 Jaamac Axmed Maxamed W/ku xigen arrimaha gudaha

5 Maxamed Xasan Aadan W/ku xigen maaliyada

6 Abuukar Xasan Cali W/ku xigen maaliyada

7 Bashiir Maxamed jaamac W/ ku xigeenka horumarinta

8 Maxamuud Macalin Yaxye W/ku xigeenka hormarinta

9 Fahmo Axmed Nuur W/ku xigen cadaalada

10 Xasan Maxamed Jimcaale W/ku xigeenka cadalada

11 Nadiifo Maxamed Cusmaan W/ku xigeenka howlaha guud

12 Cali Shekh Maxamed W/ku xigeenka howlaha guud iyo gaadiika

13 Siciido Xasan Cusmaan W/ku xigeenka Qeyraadka

14 C/raxmaan Maxamed Geedi W/ku xigeenka Qeyraadka

15 Axmed Maxamed Maxamuud W/ku xigeenka gaashaandhiga.

16 C/raxman kulmiye Xirsi W/ku xigeenka Gaasgaandhiga

17 C/qadir Sheekh Ismaacil W/ ku xigeenka Ganacsiga

18 Maxamed Cali Xagaa W/ku xigeenka Ganacsiga

19 C/shakuur Cali Mire wasiir ku xigeenka warfaafinta

20 Ibraahim Isaaq Yaroow wasiir ku xigeenka warfaafinta

 

Magacyada Wasiiru dowleyaasha

  1. Wasiiru dowlaha madaxtooyada faarax Sh C/qaadir
  2. Maxamuud Nuur Gacal wasiiru dowlaha arrimaha dibadda
  3. Mahdi Maxamuud Cali W Dowlaha wasaaradda arrimaha gudaha iyo amniga      qaranka
  4. Maxamed Rashiid Sh daahir w Dowlaha Maaliyadda iyo qorsheynta
  5. Maxamuud Ismaaciil barqadle W Dowlaha Horumarinta adeegga bulshada

 

A/cawaale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online