Sheekh Shible oo Codsi badan ka dib ka hadlayقصة العباس بن عبد المطلب رضي الله عنه وما جاء في أسره يوم بدر [Dhageyso 1-2]

December 22, 2012 - Written by

Nairobi:-Shabakadda wararka ee Halgan.net ayaa waxaa ay maanta idiin soo gudbin doontaa muxaadaro uu Sh Maxamuud Shible ugu talo galay akhristayaasha Halgan.net oo qaar ka mid ah ay codsadeen in Sheekha uu sharaxo Risaalo ku qorneyd carabi oo uu horay ugu soo gudbiyey warbaahinta wuxuuna sheekhu  uga hadlayey  قصة العباس بن عبد المطلب رضي الله عنه وما جاء في أسره يوم بدر  waxaana  horay dhowr muxaadaro uga galay sh xassaan Xuseen isaga oo ugu magacdaray تقريرات الفقهاء وتفريطات السفهاء .

Sh Maxamuud Shible ayaa waxaa uu قصة العباس بن عبد المطلب رضي الله عنه وما جاء في أسره يوم بدر  uga hadlayaa maadaam Qisadaan ay dad badan u daliishadeen in ay ku banaystaan dhiiga dadka Muslimiinta ah , Shiikh Maxamuud Shible ayaa waxaa  uga hadlayaa wax sugan ma tahay قصة العباس بن عبد المطلب رضي الله عنه وما جاء في أسره يوم بدر  mase loo daliishan karaa Al-walaa Walbaraa.

Halkan Ka Akhriso Risaalada Uu Sheekh ´Shible ka qoray ..قصة العباس بن عبد المطلب رضي الله عنه وما جاء في أسره يوم بدر

Dhageyso qaybtii 1aad ee muxaadaradii Sheekh Shible ee قصة العباس بن عبد المطلب رضي الله عنه وما جاء في أسره يوم بدر

[audio:https://halgan.net/Mp3/Qisadii_Cabaas.mp3] ama Halkan Mp3

Dhageyso qaybtii 2aad ee muxaadaradii Sheekh Shible ee قصة العباس بن عبد المطلب رضي الله عنه وما جاء في أسره يوم بدر

[audio:https://halgan.net/Mp3/Qisadi_Cabaas2.mp3] Ama Halkan Mp3

Yaasiin Cabdi
Nairobi
Halgan.net

24 Comments so far

Leave a comment

  1. asc dooda wa lawanaajiyaa walalayaal dadka codsaday luqadat hooyo xaq ayey uleeyihin diintune luqal carabiya ayey kusodagtay lakin macnaheedu ma ahan in ay carabi tahay sh.ahmed daadaa wa daacigii caanka ahaa south africa udhashay ee dunida lagayaqaanay dad badane sababti ku islaameen gaalada wa weyne ladoodi jiray carabi miyu yaqin wa maya marke wa kas

  2. masha allah sheekh shibili allaha barakeyo cilmigiisa iyo cimrigiisaba. amiin amiin ,,,tankale waxan ka codsana mamulka Halgan.net in ay inoo gudbiyan maxadarayooyin sheekha uu balan qadan uuna uku hadalay Xassan Xussein Adam,,iyo waxii moxadarao news ah ,, jazakallahu kheyra,,,

  3. masha allah sheekh shibili allaha barakeyo cilmigiisa iyo cimrigiisaba

  4. Fadlan af-Soomali ku soo gudbiya qoraalada. Ummadda Soomaaliyeed intooda badan kama faaiideysan karaan – waa haddii loogu talo-gelay qoraalka tirada Soomaalida Carbiga akhrisa.

    Halgan waxaan idin leeyahay: Alle kheyr badan ha idin siiyo.

  5. asw
    Waxaan ku boorin lahaa walaalaha jecel diinta islaamka inay faham sax ah ka qaataan, inay ka faa’iidaystaan Sheekha faadilka ah oo dad badan oo ehlu cilmi ahi ay aaminsan yihiin inuu kamid yahay culimada soomalida ah kuwa ugu faqiihsan hadii uusan ahaynba kan ugu horeeya. sidoo kale waxan oran lahaa in qofkii doonaya inuu xaqa fahmo uusan fiirin fikrada gaarka ah oo qofkaa ku go’an laakiin uu qof walba ku dhagaysto sheekha qalbi madax banaan oo jamaaco gaar aad u aaminsan tahay u xaglinaya…walaahu yahii man yashaa’
    asw

  6. sc wr wbk idinka ma shiikh shibili ayaad tihiin waxa an wax ka codsanay wa shiikheenaa marka hadaa idinka fahmeesaan luqada carabiga waayeelkadiin laakiin hadaan shiikheena ka codsanay nagana yeelay ilaahay janada hageeyo anagana ilaah hanoo naxariisto. marka sxbyaaal idinka waxba la idin kama codsan amrka raali ahaada

  7. Carabiga maad barataan yaa idinka horjoogo si aad u fahantaan kutubta cilmiga

  8. asalama calay kum,salaan kadib muxaadaradu waxay ku baxday soomaali 9 marka si ay isu yeeshaan somaali haloo turjumo insha allah

  9. walal khudba jimcadi shalay ee sh Umal ayaan rabay miyaad soo galinaysan

  10. Asc walaalaha muslimiinta ah waan idin salaamay, kadib salaan risaalada wadaadka ma ahan mid caamadu ay fahmi karto xataa hadii soomaali lagu qoro. Dadkana waxaan u sheegayaa qofki raba in uu fahmo risaakadan ama mid la mid ah ha xeresto oo cilmi habarto muxasdaro ama afsoomaali wax ku turjuman aqoon ama cilmi idiin noqon mayso mahadsanidiin

  11. Asc. Hadii afsomali la qorana waxba kama fahanteen. Waa masaail cilmi ah xataa kan carabiga u dhashay wax badan uusan ku laheen Xataa ustaad ama prof afka carabiga ku taqasusay. Inuu aqriya maahe lakiin hoshiisa maaha. Mida kale. Waa masaail cilmi dhaxalgal ah shekhana muslimiinta oo dhan. ayuu u qoray. Insha allah saas u fahma.

  12. sc wr wbk.waxaan ka codsanayaa shiikheena shiikh shibili allaha ha xifdiyee asaga iyo culimadeena kale. intaas kadib shiikh shibili waxaa qoreeso nooga dhig af soomali mise duul kale ayaad wax uqoreesaa luqadeena noogu sheeg saan cilmiga kaaga faideesano ilaah khayr haku siiyee. kaad wax u jawaabeesid anagaa kaga baahi badan walaahi ee luqadaan soomaliga noogu sheeg inshalaah sc wr wbk

  13. walee waa yaab dadka wax loo sheegaa waa soomaali misna qoraalku waa carabi sidee ku garanaa in waxa aad sheegeyso ay xaqyihiin oo aaan kaaga garrsiinaa wadaadka kale ee taageera qaswadayaasha. waxaan fahmi waayay ma soomalinimada ayaa laga faanaa mise dhib kale ayaa jiro allow xaqa natus.

    fadlan dadka wax ugu sheeg luqad ay fahamyaan.

  14. adeer dadka fariimuhu ku socdaan ee la is leeyahay cidda xaqqa ku taagan ha raacaan waa soomaali ( ma awal baa fariimahani shiinays ku wajahnaayeen) in dadka luqadooda afsoomaliga ah wax loogu qoro horumar iyo wanaag baa ku jira…..heeeej iska jir, aniga carabi ma diidani….dadbaa la soo boodaya markii afsoomaali la sheego, carabigaa la diidaaaa…..heej heej, taas meesha ma taallo. sheikha shibille xafidahu llaah wa arcaah,,,, waxaan ka codsanaynaa in bal risaalooyinka danbe afsoomaali lagu qoro….si dadweynihii soomaliyeed xaqqa iyo culimada isu garab taagaan, si cadna u arkaan kooxa garab marsan xaqqa, hadana dadkii iyo culimadii weli isu ekaysiinaya…..

  15. scwr wbk. salaan kadin ani maxamed in soomali lagu dabaco ayaan ua rkay ooyinta ad shegeeso maxee tahay? luqad soomaali ayaan ahay shiikha wax shegayana wa soomali wax dhib miyaa kujira hadaan iraahdo soomali noogu badala intii af carabiga fahmesana ilaah ha u siyaadsho lakiin ra yiga khadar ayaan ku raacsanahay in soomali lagu badalo sc wr wbk ooyina meesha mataal akhii

  16. Alow naxifdi adiga ayaa wax xifdiye

  17. ALLAAH AKBAR ALLLAAH AKBAR

  18. Luqadeena hooyo waa Af-somali waa muhiim dad soomaaliyeed hadii waxloosheegayo ama waxlabarayo in luqadooda wax loogusheego/waxlagu baro. Kutubta ama cilmiga afafka kale kuqoran ayay ahayd in Af-Soomali lagu turjumo si umada Soomaaliyeed looga faa’iideeyo. Balse ma ahayn in culimadeena iyo umada lookala turjumo. Ma aha markii 1aad een arko tan oo kale. waxaan filayaa in Soomaali badani ilaqabto ra’yigan weliba ay muujiyeen ra’yigooda ku aadan arintan. Akhristow maxay kulatahay adigan. Mahadsanidiin, Culimada Alle ha inoo xafido.

  19. Alaah ha xidiyo sheikha si fiican ayuu u cadeeaya masalada dhinacyadeeda oo dhan

  20. asc

    buulo xuubeey waa in aan barana carbiga magaratay ………saaad malin loo dhahin hanoo turjumo waayo qofka wax kuu turjumayo waxuu ku turmaya wixi oo ubago ama tageersanyahay…. marka waa inaad ka faideeysana aniga nafteena oo aan carabiga barnaa wa iga talo — hadii hanloo turjumo maalin kasta lagu ooynayaa

  21. Scw, farta ay ku qorantahay ma aqaan, waxaan u baahanahay afsoomaali,

  22. sc wr wbk walalayaal hadaa awoodaan iyadoo af somali ku turjuman nosoo galsha inshalaah ama iaydoo kooban sc wr wbk

    • Cilmiga,Caqliga, Cibaaddada, Caafimaadka, iyo Caruurtaba allah ha ubarakeeyo shaykheena Cirib wanaagsana allah hasiiyo. ameen thuma ameen,

Leave a comment

*