Sanad Guurrada 69-aad ee ciidanka Booliska Soomaaliya oo laga xusay Muqdisho

December 20, 2012 - Written by

Muqdisho:-Waxaa maanta si weyn looga xusay magaalada Muqdisho Sanad Guurrada 69-Aad ee ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay Ciidanka Booliska Soomaaliya  sanadkii 1943.

Xaflada sanad-guuradii 69-aad ee ka soo wareegatay markii la aasaasay ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa ka soo qeyb galay Raisulwasaaraha DFS  Cabdi Faarax Shirdoon  iyo xubno ka mid ah golihiisa wasiirada.

Xuska Sanad Guurradii 69-aad ee markii la aasaasay ciidanka Booliska Soomaaliya ayaa waxaa lagu qabtay Dugsiga Tababrka ee SchoolPolizio waxaana cutubyo ka tirsan ciidanka Booliska ay salaan sharaf  ku soo dhoweeyay madaxada DFS ee uu horkacayo Raisulwasaare Shirdoon .

 Ciidamada DFS iyo kuwa AMISOM ayaa saaka aad u adkeeyay ammaanka magaalada Muqdisho waxaana ciidamo lagu daadiyey waddooyinka soo gala ama ka baxa Dugsiga Tababrka ee SchoolPolizio . 

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online