Siyadada imaanka Sheekh Maxamed Cabdi Umal (Maqal iyo Muuqaal)

December 21, 2012 - Written by

Nairobi:Waxaan maanta u soo gudbineynaa akhristayaasha Halgan.net muxaadaro uu jeediyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal wuxuuna Sheekh Muxaadaradiisa uga hadlay asbaabaha uu ku siyaado Imaanka qofka Muslinka ah iyo waxyaabaha uu ku daciifo.

Muxaadaradan ayaa waxaa ay tahay muxaadaro munaasab u ah dhalinta saxwada Islaamka iyo umada Soomaaliyeed ee xaalkeeda uu marayo meel aad u khatar ah ka dib markii ay ka fogaadeen barashada diinta iyo akhlaaqda suuban siiba kuwa u soo qaxay wadamada reer galbeedka in alle u naxariistay mooyee.

Qof walba oo Muslin ah waxaa waajib ku ah in uu ku dhago islaamnimadiisa uuna ku dadaalo sida uu u kordhin lahaa imaankiisa .

Hoos ka daawo Muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal Imaanka iyo waxyaabaha siyaadiya.

Halgan.net

2 Comments so far

Leave a comment

  1. اللهم احفظ شيخنا شيخ محمد عبده أمل , وأشهد الله إني أحبه في الله,

  2. Waa muxaadaro qayim ah oo loobaahanyahay in ladhagaysto marwalbo, saabtoo ah waa kalimaat kuxusuusinayo imaanka iyo dinteenna xaniifka ahi dabcan jannada waxaa lagu mutaystaa iimaan ama qiraal qalbiga daga , runti qofka hadii uudhaawacmo iimaankiisana khatar ayuu kujiraa, شيخنا الفضيل جزاه الله جير الجزا ونفعنا به وايا ه اللهم امينـ

Leave a comment

*