Wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka Puntland oo ka hadashay dooni degtay

December 25, 2012 - Written by

Boosaaso:-Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka Badda ee Puntland  Eng, Maxamed Faarax Aadan ayaa markii ugu horeysay waxaa uu ka hadlay dooni ganacsto uu u rarneyd  oo ku degtay xeebta deegaanka Kulule ee degmada Benderbayla.

Wasiirka kalluumaysiga iyo khayraadka Badda ee Puntland  Eng, Maxamed Faarax Aadan ayaa sheegay in  dabaylo iyo roobab iswata ay ku dhufteen deegaanada fog ee gobalka Bari waxaana doonta ay ka timid dalka Isu-tagga Imaaraadka carabta.

Wasiirka ayaa sidoo kale ka warbixiyey shaqaalaha saarnaa doonta waxaana uu sheegay in ay ogaadeen in ay u dhasheen dalka Pakistaan waxayna doonta u rarneyd ganacsato Soomaali ah waxayna siday alaabo bagaash iyo alwaax isugu jirta.

Wasiirka wasaaradda kalluumaysiga iyo khayraadka Badda ee Puntland  Eng, Maxamed Faarax Aadan ayaa ka digay in dabeylo iyo roobab is wata ay ku dhuftaan xeebaha fog ee gobalka Bari.

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online