Wasiirka G/dhiga ee dowlada Jabuuti oo soo gaaray magaalada B/weyne

December 2, 2012 - Written by

Hiiraan:-Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka G/dhiga ee  dalka Jabuuti Cabdulqaadir Maxamed Kaamil ayaa maanta soo gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana si weyn ugu soo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha ee Ugaas Khaliif madaxda gobalka iyo saraakiil ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM.

 Wasiirka G/dhiga ee dalka Jabuuti ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliyey  taliyaha ciidamada nabad-sugidda Jabuuti Xasan Saciid iyo abaanduulaha ciidamada Jabuuti Sakariye Sheekh Ibraahim iyo saraakiil kale oo ka tirsan dowlada Jabuuti.Wafdiga Jabuuti ayaa waxaa uu kulan la qaatay madaxda gobalka Hiiraan iyo saraakiisha ciidanka AMISOM iyo kuwa DFS waxaana ay ka wada hadleen  sidii loo xoojin lahaa wada-shaqeynta u dhexeysa labada dal iyo sidii loo sugi lahaa amaanka gobalka Hiiraan.A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online