Xubnaha baarlamaanka DFS oo loo qeybiyey miisaaniyada 2013 ee xukuumada

December 18, 2012 - Written by

Muqdisho:-Kulan ay maanta isigu yimaadeen Xildhibaannada baarlamaanka DFS ayaa waxaa  loo qaybiyey miisaaniyad-sanadka soo socda ee 2013 ay ku dhaqeyn doonto xukuumada DFS oo uu hogaamiyo Raisulwasaare Saacid .

Kulanka ay maanta isigu yimaadeen  xildhibaannada DFS ayaa waxaa shirgudoominayey  guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee baarlamaanka DFS  Jeylaani Nuur Iikar, waxaana kulanka soo xaadiray ilaa  170-xildhibaan.

Qorshaha Miisaaniyada xukuumada DFS ayaa waxaa baarlamaanka horkeenay Wasiirka maaliyadda iyo qorshaynta ee DFS Maxamuud Xasan Suleymaan waxaana uu ka codsaday xildhibaanada DFS in ay ka doodaan oo wixii ay u arkaan khalad ay soo saxaan .

Baarlamaanka DFS ayaa waxaa la filyaa in uu ka doodo miisaaniyada sanadka soo socda ee 2013 isbuuca soo socda waxaana bishan ku eg  miisaaniyadda ay xukuumaddu haatan ay ku shaqeyso.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2012
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
31  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online