Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhigiisa Sudan
(January 2, 2013)
Sudan:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hogaaminayay oo booqasho ku jooga Sudaan ayaa maanta waxeey la kulmeen Madaxweynaha Sudaan Mudane C
Guddoomiyaha Garisa oo Amni xumida ku eedeeyey ciidamo ka tirsanaa DFS
(January 2, 2013)
Garisa:-Guddoomiyaha degmada Garisa Maxamed Macallin ayaa ku eedeeyay qaraxyada iyo dilalka ka dhaca gudaha dalka Kenya  dhallinyaro u dhashay dalka Kenya oo ka mid noqday ciidamada DFS xiligii uu t
Isimada Gobolka Mudug oo Degmada Goldogob uu shir uga socdo
(January 2, 2013)
Goldogob:-Degmada Goldogob ee gobolka Mudug, ayaa waxaa shalay galab  ka bilowday shir ay isugu yimaadeen Isimada iyo Waxgaradka Gobolka Mudug. Shirkaan ayaa ah mid looga tashanayo midnimada horu
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka G/dhiga DFS oo gaaray magaalada Baydhabo
(January 2, 2013)
Baydhabo:-Wafdi uu horkacayo wasiirka G/dhiga ee DFS C/xakin Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee gobolka Bay waxaana socdaalka wasiirka ku weheliyey xildhibaano iyo saraakiil
Madaxweynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse Xirsi oo gaaray Gaalkacyo
(January 2, 2013)
Gaalkacyo:-Madaxweynihii hore ee dowlada Puntland Gen.Cadde Muuse Xirsi ayaa maanta duhurkii waxaa uu gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug waxaana ku soo dhaweeyey siyaasiyiin iyo dadwe
M/weynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse oo la filayo in uu soo gaaro Gaalkacyo
(January 2, 2013)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in la filayo saacadaha soo socda in uu soo gaaro magaalada Gaalkacyo Madaxweynihii hore ee Puntland Gen C
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka G/shiga oo u ambabaxay magaalada Baydhabo
(January 2, 2013)
Muqdisho:-Wafdi uu horkacayo wasiirka G/dhiga ee DFS Cabdi xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi ayaa saaka u ambabaxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaana socdaalkiisa ku weheliya masuuliin ka ti
Madaxweynaha JFS Xassan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Sudan
(January 2, 2013)
Sudan:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo oo ku sugan dalka Sudaan ayaa maanta waxey ku sii jeedaan magaalo madaxda dalkaas ee Khartuum.Waf
Geedi-socodka Nidaamka Dastuurka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland January 1, 2013.[Warsaxaafadeed]
(January 2, 2013)
February 25, 1998 – March 12, 1998 Shirkii Wadatashiga Garoowe waxaa kasoo qeybgalay wakiilo gobollada Waqooyi Bari ee Soomaaliya, iyadoo wadatashigu ku salaysnaa sidii dadka deegaanka ay u dhisan l