Masjid weyn oo lagu magacaabo Jaamicu Al-Saxaaba oo laga Furay Hargeysa
(January 5, 2013)
Hargeysa:-Waxa laga furay taariikhdu markay ahay 22/2/1434 h waafaqsana  3/1/2013 m laga furay magaalda Hargeysa ee xarunta Somaliland masaajid aad u wayn oo lamagac baxay jaamicu saxaaba mas
Dagaalo u dhexeeya ciidanka huwanta iyo Al-Shabaab oo galabta ka dhacay Gedo
(January 5, 2013)
Gedo:-Dagaal u dhaxeyay Ciidamadda DFS oo kaashanaya kuwa Itoobiya iyo  Al-Shabaab ayaa galinkii danbe ee maanta waxay ka dhaceen deegaano u dhexeeya Degmooyinka  Garbahaarey iyo Luuq ee gobolka Ged
Ciidanka Booliska magaalada Garoowe oo howl galo ku qabtay 6 dhalinyaro ah
(January 5, 2013)
Garoowe:-Ciidanka Booliska magaalada Garoowe ayaa howl galo ay ka sameeyeen gudaha iyo daafaha magaalada waxaa ay gacanta ku soo dhigeen dhalinyaro waqtiyada habeenkii ah dhac ka geysta magaalada iyag