Ganacsade Axmed Cabdi Timir oo lagu dhaawacay Magaalada Laascaanood
(January 6, 2013)
Laascaanood:-Waxaa maanta duhurkii lagu dhaawacay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ganacsade Axmed Cabdi Timir oo si weyn looga yaqaan magaalada Laascaanood waxaana dhaawaca u geystay  l
Madaxweynaha DFS oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayey ciidamada Nabad sugida
(January 6, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay maanta munaasabada lagu maamuusayey Sanad guuradii 41 aad ee ka soo wareegatay markii la aasaasay ciidamada Nabad sugida ee Sooma
Madaxweynihii hore ee Puntland Cadde Muuse oo soo gaaray magaalada Garoowe
(January 6, 2013)
Garoowe:-Madaxweynihii hore ee Puntland Gen Cadde Muuse Xirsi  ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowlada Puntland waxaana uu kulamo la qaadan doonaan Islaan Ciise Islaan Maxamed iyo Suldaa
Dagaal mar kale ku dhexmary gobalka Gedo ciidamada huwanta iyo Al-Shabaab
(January 6, 2013)
Gedo:-Wararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in maanta mar kale dagaal culus uu ku dhexmaray ciidamada DFS  oo kaashanaya kuwa  Itoobiya  iyo Al-Shabaab waxaana uu dagaalka xoogiisa