Xaflad lagu xusayo Sanad guuradii 4aad ee Xukuumada Puntland oo lagu qabtay Boosaaso.
(January 8, 2013)
Boosaaso:-Waxaa caawa lagu qabtay xarunta Madaxtooyada ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari xaflad lagu maamuusayo 4-sanno guuradii ka soo wareegtay markii hogaanka Puntland loogu doortay
Wasiirka amniga Puntlland oo waraysi uu siiyeyy BBC-da kaga waramay xaalada Puntlland.[Dhagayso]
(January 8, 2013)
Boosaaso:-Wasiir amniga ee dowllada Puntlland Col. Kaliif Ciise Mudan ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey idaacadda BBC-da laanteeda afka Soomaaliga waxaa uu uga waramay xaalada  guud ee Gobollada Punt
Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya oo Muqdisho soo gaaray
(January 8, 2013)
Muqdisho:-Waxaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho wafdi uu hogaaminayo wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Mr.Annadif Mohamat Salah waxaana garoonka Diyaaradaha ee Aden Cadde ku soo dha
Qarax xalay ka dhacay magaalada Garissa ee gobalka Waqooyi Bari ee Kenya
(January 8, 2013)
Garissa:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garissa ee xarunta gobalka Waqooyi Bari ee Kenya ayaa sheegaya in xalay Bam lagu weeraray gaari ay saarnaayeen ciidamo ka tirsan Booliska Kenya waxaana ku d
Xaalada guud ee Gobollada Puntlland oo saaka degan.[Warbixin kooban]
(January 8, 2013)
Boosaaso:-Xaalada guud ee Gobollada Puntlland ayaa saaka ah degan oo caadi ah  iyadoo maanta ay ku beegan tahay 8-dii Janaayo 2013 00 ku astaysan xiliga uu ku egyahay markii xilka loo igmada xukuumad