Qarax ka dhacay Degmada Afgooye ee Gobolka Sh Hoose
(January 9, 2013)
Afgooye:-Waxaa maanta duhurkii qarax bam lagu weeraray ciidamo ka tirsan DFS kuwaas oo fariisin ku lahaa suuqa xoolaha ee Degmada Afgooye waxaana qaraxa uu ahaa Bam gacmeed lagu tuuray askar ku sugnay
Wafdi uu hogaaminayo wasiirka G/dhga DFS oo ambabaxay Kenya iyo Ugandha
(January 9, 2013)
Muqdisho:-Wasiirka G/dhiga ee DFS Cabdixakiin Maxamuud Xaaji Fiqi  iyo wafdi uu la socda ayaa saaka  u ambabaxay dalalka Kenya iyo Uganda waxaana wasiirka socdaalkiisa ku weheliyey saraakiil ka t
Abu Mansuur Al-Amriki o mar kale sheegay in Naftiisa ay khatar ku jirto(Daawo)
(January 9, 2013)
Muqdisho:-Waxaa mar kale la soo dhigay barta Youtube-ka qeylo dhaan mar kale ka timid Abuu Mansuur Al amriki oo ay dhawaan Ururka Al-Shabaab ka mamnuuceen in uu ku hadlo afka Muhaajiriinta ka garab d
Madaxweynaha Puntland oo xalay khudbad ka jeediyey xarunta Madaxtooyada Boosaaso
(January 9, 2013)
Boosaaso:-Madaxweynaha dowlada Puntland Dr.Cabdiraxmaan Sh Maxamed Maxamuud Faroole ayaa waxaa xalay uu khudbad ka jeediyey xaflada uu ugu dabaal degayey sanadguuradii 4aad ee ka soo wareegtay markii