Ciidanka Booliska Gaalkacyo oo horistaagay dadweyne rabay in ay dhigaan Banaanbax (Dhageyso)
(January 14, 2013)
Gaalkacyo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ay kala eryeen dadweyne doonayey in ay sameeyaan banaanbax ay uga soo horjeedaan xuk
Ogeysiis ku socda jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Amsterdam
(January 14, 2013)
Holland:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Holland gaar ahaan magaalada Amsterdam in la qaban doono xafalad lagula wareegayo furaha Markazka Quba waxaana lagu cas
Ururka Al-Shabaab oo soo bandhigay Sarkaal Faransiis ah oo ku dhintay Buula-mareer
(January 14, 2013)
Muqdisho:-Ururka Al-shabaab ayaa maanta soo bandhigay Sarkaal ka tirsan ciidamada Faransiiska kaas oo ku dhintay weerar ay ciidanka Faransiiska ku soo qaadeen guri ku yaal deegaanka Buulo-Mareer ee go
Ciidamada DFS oo howlgalo balaaran ka sameeyey magaalada Muqdisho
(January 14, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS ayaa saaka howlgalo balaaran ka sameeyey magaalada Muqdisho waxaana ay howlgaladaas ku soo qabteen dad aad u tiro badan oo gaaraya ilaa 477 sida uu warbaahinta u sheegay  Tal
Khudbadii Jimce ee Masjidka Abubakar As-Saddique Islamic Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar.[Daawo Video]
(January 14, 2013)
Sh.Abdirahman Sh Omar ayaa waxaa uu si fiican uga hadlay khudbadiisii Jimcaha maalinta Qiyaamaha, goorta qof walba la siinayo buuga acmaashiisa ama wax qabadkiisii aduunka, ayna muhiim tahay qof walba

Archives
January 2013
M T W T F S S
« Dec   Feb »
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online