Al-Shabaab oo soo bandhigay Maxaabiis Kenyaan ah digniina u dirtay dowlada Kenya
(January 23, 2013)
Muqdisho:-Ururka Al-Shabaab ayaa soo bandhigay muuqaalo iyo masawiro ay leeyihiin Maxaabiis Kenyaan ah kuwaas oo ay Ururka Al-shabaab ka afduubeen gudaha dalka Kenya .Mu’assasada Warbaahinta ee Urur
Madaxweynaha DFS oo kulan la qaatay wakiilo ka socday wadamada deeqda bixiya
(January 23, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxaa uu kulamo kula yeeshay Garoonka Diyaaradaha Aden Cadde wakiilo ka socday wadamada deeqda bixiya waxaana kulanka uu socday mudo aad
Madaxweynaha Puntland oo dib ugu soo laabtay magaalada Boosaaso
(January 23, 2013)
Boosaaso:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka bari ka dib markii uu uga qeyb-galay dalka Jabuuti aas loo sameeya
Ka qeybgalka dawladaha Sheekh Maxamuud Shible {Daawo Maqal iyo Muuqaal}
(January 23, 2013)
Nairobi:-Waxaa alle mahadiis ah in ay saaka  soo gaartay Halgan.net muxaadaraadkii  ee uu Sheekh Maxamuud Shible ka jeediyey masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Muxaadara
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku soo laabtay
(January 23, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho xili uu maalmihii u danbeeyey uu safari shaq