Afhayeenka ciidanka Kenya oo ka hadlay Maxaabiista ku jira gacanta Al-Shabaab
(January 24, 2013)
Nairobi:-Afhayeenka ciidanka dalka Kenya Col. Cyrus Oguna ayaa sheegay in aysan dowladiisa aysan wax wada-xaajood ahi aysan la geli doonin Ururka Al-Shabaab mar uu maanta wareysi siiyey wakaalada war
IGAD oo u soo jeediyey DFS Diyaarinta Maamul u sameynta gobalada dalka.
(January 24, 2013)
AdisAbaba:-Warmurtiyeed ka soo baxay shirkii 46-aad ee golaha wasiirada ee Urur goboleedka IGAD ayaa waxaa looga codsaday dowladda faderaalka ee Soomaaliya inay dadajiso maamul u samaynta gobolada dal
AMISOM tababar u furtay Maleeshiyaad beeleed ku sugan Beledweyne
(January 24, 2013)
Hiiraan:-Waxaa  maanta tababar ciidan loogu furay magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan  maleeshiyood  beeleed gaaraya  ilaa 500 oo maleeshiyo waxaan tababarka siin doono Saraakiil ka ti