Ciidamada DFS oo howlgalo ka sameeyey Degmooyinka ka tirsan Gobalka Banaadir
(January 26, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada DFS ayaa maanta howlgalo ka sameeyey  Degmooyinka ka tirsan Gobalka Banaadir gaar ahaan degmooyinka Kaaraan iyo Dharkeynleey waxaana howlgaladaas lagu soo qabtay ilaa 70 qof.
Mu’asasada Safa ee dacwada iyo Hormarinta oo Dowrada u qabtay dhalinyarada ku nool Muqdisho
(January 26, 2013)
Muqdisho:-Mu’asasada Safa ee dacwada iyo Hormarinta  waxaa ay ka shaqeysaa arrimaha dacwada Diinta islaamka iyo Hormarinta qaybaha kala duwa ee bulshada soomaaaliyeed, iyadoo adeegsanayso hababka w
Wafdi ka socda Jubooyinka iyo Gaarisa oo la kulmay maamulka degmada Bosaaso
(January 26, 2013)
Boosaaso:-Wafdi uu hogaaminayo duqa magaalada Gaarisa Ismaaciil Cabdi Garaad iyo gudoomiyaha odayaasha dhaqanka ee gobolada Jubooyinka Khaliif Guure Cali ayaa maanta magaalada Bosaaso waxay kulan kula
Madaxweynaha DFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo u ambabaxay dalka Itoobiya
(January 26, 2013)
Addis Ababa:-Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha DFS Dr.Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu ambabaxay  magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya waxaana socdaalkiisaa ku weheliyey wasiiro ka tir