Sheekh Cali Maxamed saalax Dacwah of the Prophets (Maqal iyo Muuqaal)
(January 28, 2013)
Norway:-Waxaan caawa idiin soo gudbineynaa laba muxaadaro oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka jeediyey magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway waxaana ay muxaadarada ku baxeysaa luqada English-ka la
Guddoomiyaha ururka Midnimo Dr Saadiq Eenow oo la kulmay Islaan Bashiir.[Daawomasawirada]
(January 28, 2013)
Gaalkacyo:-Urur Midnimo  oo ka mid ah 6-da urur siyaasadeed ee Puntlland ayaa masuuliyiin ka tirsan waxaa ay ku sugan yihiin magaalada Gaalkacyo , Wafdiga ayaa waxaa hogaaminaya Guddoomiyaha ku meel
Dhallinyaro Shahaadooyin lagu guddoonsiiyay Cape Town (Masawiro)
(January 28, 2013)
Cape Town:-Waxaa caawa lagu qabtay qaybta shirarka ee Markazka As-sunnah kulan qiima badan oo ah kulanka bishiiba mar ay qabtaan dhallinyarada dacwada ee Gobolkan western cape, kulanka ayaa yimi kaddi
Jesus Christ A Messenger of Allah LECTURE Dr Ali M Salah (Daawo )
(January 28, 2013)
Waxaa idiin soo gudbineynaa Muxaadaro ku baxaysa Afka Englishka oo uu jeediyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah waxaana uu Sheekh Muxaadaradiisa uga hadlayaa NabiCiise Calihi Salaam
Ra’iisul Wasaare Saacid Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga
(January 28, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa saaka Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya  Adrea Mazzela. Waxy
Wafdi heer sare ah oo ka tirsan xukuumada DFS oo gaaray magaalada Baydhabo
(January 28, 2013)
Baydhabo:-Wafdi ka kooban wasiiro ka tirsan DFS ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Bay waxaana wasiirada ku soo dhaweeyey garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baydhabo masuuliin ka
Ciidamada Booliiska DFS oo howlgalo ka wada Degmada Hiliwaa ee gobalka Banaadir
(January 28, 2013)
Muqdisho:-Ciidamada Booliiska DFS iyo kuwa Nabadsugida ayaa saaka howlgalo kula jarmaaday qaar ka mid ah xaafado ka tirsan Degmada Hiliwaa waxaana howlgaladaay si gaar ah uga socdaan Xaafada Waxarcadd
Madaxweynaha DFS oo ka qeyb galay shirka Midowga Afrika ee lagu qabtay Addis Ababa.
(January 28, 2013)
Addis Ababa:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi oo hogaaminayo ayaa  waxey ka qeyb galeen kulankii 20-Aad ee Midowga  Afrika oo ka dhacay caasima