Daawo Daahfurka buugga cusub XUSUUSQOR ee uu qoray AUN Siciid Cismaan Keenadiid

January 25, 2013 - Written by

Siciid-Cismaan-KeenadiidMagaalada London, ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey buug lagu magacaabo XUSUUSQOR oo uu qoray AUN Siciid Cismaan Keenadiid, waxaana munaasabaddaas ka soo qeyb galay dad badan oo qaarkood ay aqoon fiican u lahaayeen Marxuumka, wuxuuna buuggu ka sheekeynayaa waxyaabihii dhacay.

Hoos ka Daawo Daahfurka Buuga AUN Siciid Cismaan Keenadiid

Halgan.net

 

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Kuwii xumaantaas unkay Weil waxay ku dhex naashoonayaan dad ka dhexdooda,iyagoo qabyaalad ku gabbanaya. Waa mahadsan yahay qoraagu Allaha u naxariistee.

Leave a comment

*