Daawo Tafsiirka Qu,aanka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax (Video+cod)

January 21, 2013 - Written by

drcaliNorway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa maanta darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway .

Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah ayaa marka hore waxaa uu darsi hordhac ah ka hormariyey Tafsiirka Qu,aanka si dadweynaha iyo ardayda ay u ogaadaan marka Qu,aanka la Tafsiirayo inta qeyb ee loo tafsiiro .

Tafsiirka Qu,aanka ayaa waxaa uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ka akhriyaa Masjidka Al-Tawfiiq labada maalmood ee kala ah Sabtiga iyo axada salaada Maqrib ka dib.

Hoos ka Dhageyso darsigii caawa Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ee hordhac ahaa
[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/468r4iuen1/horudhac_tafsiirka.mp3] Ama Halkan MP3

Hoos ka Daawo Muqdimadii uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax ka hormariyey Tafsiirka Qu,aanka .

Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ayaa ka bilaabat Tafsiirka Qu,aanka suurada Faatixa waxaana haatan soo gaaray Halgan.net Tafiirka Sheekh Cali suuratul Baqara aayada 1aad ilaa 25aad Hoos ka daawo ka dhageyso.

Hoos ka daawo Tafsiirka qu,aanka ee suuratul Baqara aayada 1aad ilaa 10aad Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax .

Halkan ka Dhageyso Tafsiirka Qu,aanka oo uu noo akhrinayo Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax aayada 1aad ilaa 10aad suuratul Baqara.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/35vygqdo6h/001_fatiha_and_baqara.mp3] ama halkan Mp3

Hoos ka Daawo Tafsiirka Qu,aanka Suuratul Baqara aayada 11aad ilaa 25 suuratul Baqara.

Hoos ka Dhageyso Tafsiirka Qur,aanka oo noo akhrinayo Sheekh Dr Cali aayada 11aad ilaa 25aad suuratul Baqara.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/35vygqdo6h/001_fatiha_and_baqara.mp3] ama halkan Mp3

Hoos ka Daawo Tafsiirka Suuratul Fatixa Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax.

Halgan.net ayaa ka cudurdaaraneysa in ay si Live u tabin weyday darsiga Tafsiirka ee Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax waxaana socda dadaal si live loogu tabin doono Inshalaah oo ay wadaan Maamulka Masjidka Al-Tawfiiq.
Tafsiirka wuxuu Khaas u yahay
Halgan.net

Oslo

2 Comments so far

Leave a comment

  1. Allaah sheikha ha dhowro hana xifdiyo anagana kuwii ka faaiideysta hayana yeelo beri si jaanis iyo nolol loo helin lama garan karo balse maanta qodkii nooq waa ayaan badan yahay ee jaaniska yuusan inooga dhumin aduunyo.

  2. waa dacwad caafimaad qabta in quraanka dadku si fiican ufahmaan awalan.qabla kulishay.

Leave a comment

*