Dagaal ku dhex maray gobalka Sh/hoose Ciidamada AMISOM iyo Al-Shabaab

January 17, 2013 - Written by

amisomMarka:-Ciidamada Ururka Al-Shabaab ayaa weerar  ku qaaday xalay deegaanka Ceeljeelle ee duleedka Degmada Marka waxaana dagaalka uu khasaaro gaarsiiyey ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa dalka Burundi waxaana ka dhintay 5askari halka in ka badan 10 ay ka dhaawacmeen.

Dagaalka ay Al-Shabaab ku qaadeen ciidamada AMISOM iyo kuwa DFS ayaa ahaa mid si wey loo soo qorsheeyy waxaana laba miino lagu qarxiyey gawaari ay lahaayeen ciidanka AMISOM waxaana dad goobjoogayaal ah ay xaqiijiyeen khasaarada gaaray ciidamada Burundi.

Dagaalka ayaa waxaa uu ka dhacay fariisimaha Ciidamada Burundi iyo kuwa DFS ay ku lee yihiin Deegaanka Ceel 
Jeelle waxaana dagaalka xaqiijiyey iyo khasaaraha gaaray ciidamada DFS iyo kuwa Burundi Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabeellaha Hoose ee DFS C/qaadir Maxamed Nuur .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online