Geedi-socodka Nidaamka Dastuurka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland January 1, 2013.[Warsaxaafadeed]

January 2, 2013 - Written by

February 25, 1998 – March 12, 1998 Shirkii Wadatashiga Garoowe waxaa kasoo qeybgalay wakiilo gobollada Waqooyi Bari ee Soomaaliya, iyadoo wadatashigu ku salaysnaa sidii dadka deegaanka ay u dhisan lahaayeen maamul ay ku midaysan yihiin si ay uga bad baadaan amni-darrada iyo jahwareerka siyaasadeed ee Soomaaliya

May 15, 1998 – August 1, 1998 •Shirweynihii Dastuuriga ee Garoowe oo ay kasoo qeybgaleen Issimada Puntland iyo 480-Ergay oo ka socda shan Gobol (Bari, Nugaal, Mudug, Sool, iyo Sanaag) iyo hal Degmo (Degmada Buuhoodle) Shirweynahaasi waxaa lagu dhisay Dowladda Puntland ee Soomaaliya waxaana Garoowe loo doortay inay noqoto Caasimadda Dowladda Puntland

Shirweynahaasi waxaa lagu ansixiyay Axdiga KMG ah ee Puntland (August 1998 – June 2001),waxaana la dhisay Garsoor madaxbanaan iyo Baarlamaan ka kooban 66-xubin oo lagu xulay qaab qabiil, Baarlamaankuna wuxuu doortay Madaxweyne iyo Madaxweyne-ku-xigeen xilli KMG ah oo dhan muddo sadex sano ah.

Halkaan ka akhri Geedi-socodka Nidaamka Dastuurka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland January 1, 2013

Communications Office

The Puntland Presidency
Office: +252 90 — 794312 / 794040 /
 794776 / 794597 / 799128

 

 

 

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online