Khudbadii Jimcaha Masjidka Abuubakar Ee Nairobi Sheekh Maxamed Umal (Dhageyso)

January 25, 2013 - Written by

UmalNairobi:-Waxaan walaalaha u soo gudbineynaa khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abubakar ee magaalada Nairobi waxaana maanta jeediyey Sh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah waxaana uu Sheekha Khudbadiisa uga hadlay bidcada Mowliidka iyo ku sugnaanta sunada nabigeena Maxamed

Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa sheegay in alle iyo Rasuulkiisa Maxamed ahaa SCW ay ka digeen in badan in diinta wax lagu daro ama laga dhimo maadaama ay diinta Islaamka tahay mid kaamil ah.

Sheekh Maxamed Cabdi Umal aya si gaar ah ugu dheeraaday Bidcada Mowliidka waxaana uu sheegay in uu yahay Bidco aan sal ku lahaydn diinta Islaamka Sheekha ayaa sheegay in qaar ka mid ah umada lagu ibtileeyey Bidcada ka dib markii Ahlu Bidac ay diin uga dhigeen waxaana uu sheekhu soo sardiyey adilooyin aad u badan.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Maanta ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal xafidahulaah Bidcada Mowliidka.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/s925quz7kj/khudbada_jimcaha_umal_25_01_2013.mp3″] ama Halkan Mp3
Yaasiin Cabdi Ahmed
Nairobi

8 Comments so far

Leave a comment

  1. ilaahayow wax ka khayr badan ugu badal shiikheena umal

  2. ugu horeyn ilaahbey mahadi usugnaatay dabadeed waxaan umahad celin sheikhena ilaah haka abaal mariyo annagana ilaah hanagu anfaco

  3. asc alle haka abal mariyo shekh mahmed abdi umal alle misanka xasnadka hakusaro difacida aad u tagantahay dinta islaamka taas oo aad u tagantahay wakhti kasta alle hadu u qaray wadada hanun iney bidcada iskadhafan haso hanuniyo hadikale alle bidcadodo hanga hayo wsc

  4. THANK U SH UMAL FOR THIS GREAT Khudbad. IT HAD HELPED ME A LOT. MAY ALLAH BLESS YOU AND REWARD U FOR UR GREAT SERVICE.

  5. Asc.
    Jazakallahu kheyr sh.Umal,Alle haga abaal bariyo, kuwa bidcada wadana Alle ha hadeyo, hadu hadeyn u qorina Allaha naga qabto.

  6. jasaaka allah shiikh umal

  7. Ilaahayoow ummadeena ka badbaadi bidcada una iftiimi sunadii Rasuulkeena SCW, intii jahli uu hayana Alloow u iftiimi wadaada toosan Yaa Xayi Yaa Quyuum ugu gargaar awoodaada Inaka Calaa Kuli shay`in Qadiir. Aamiin Aamiin Aamiin.

  8. جزاك الله خيرا ونفك الله الآمة والمسلمين

Leave a comment

*