Kitaabkii منهاج الطالبين وعمدة المفتين Sh Maxamuud Shible.(Dhageyso)

January 29, 2013 - Written by

kutubNairobi:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u Bishaareyneynaa in aan  u soo gudbin doono duruustii kitaabkii منهاجالطالبينوعمدةالمفتين ee uu alifay alaha u naxariistee أبوزكريامحييالدينيحيىبنشرفالنووي ee uu akhriyo Sheekh Maxamuud Shible.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa Kitaabkan waxaa uu ka akhriyaa Masjidka Al-Hidaaya ee magaalada Nairobi wuxuuna Sheekha si fiican u sharxay Kitaabka waxaa Sheekha marayaa darsigii 27 waxaana idiin soo gudbin doonaa dhamaan duruustii oo dhan

Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah ayaa inta uusan bilaabin Kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين waxaa uu ka hormariyey ilaa 6muqadimo oo uu uga hadlay ahmiyada fiqiga gaar ahaan Fiqi Al-Shaafici iyo dowrkii uu soo maray

Halkan Ka rago Kitaabka منهاج الطالبين وعمدة المفتين

Halkan ka Dhageyso Darsigii Koowaad ilaa 27 Ee Sheekh Maxamuud Shible Ee Kitaabka منهاجالطالبينوعمدةالمفتين ee uu akhrinayo Sheekh Maxamuud Shible

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net
Nairobi

1 Comment so far

Leave a comment

  1. Thanks

Leave a comment

*