Ka qeybgalka dawladaha Sheekh Maxamuud Shible {Daawo Maqal iyo Muuqaal}

January 23, 2013 - Written by

10Nairobi:-Waxaa alle mahadiis ah in ay saaka  soo gaartay Halgan.net muxaadaraadkii  ee uu Sheekh Maxamuud Shible ka jeediyey masjidka Al-hidaaya ee magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Muxaadaraadka oo socday 3 maalmood ayaa Sheekh Maxamuud Shible waxaa uu diirada ku saaray Muxaadaradiisa  المشاركة السياسية Al-Mushaaraka Al-Siyaasiya ama ka qeybgalka  siyaasada &{ dawladaha}.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa Muxaadarada 3aad waxaa uu si gaar ah uga hadlay aqwaal uu si gaar ah u leeyahay Sheekh Xasaan Xusen isaga oo gaalnimo ku xukmiyey cida ka qeybgasha golayaasha dowlada waxaana uu si gaar ah u gaaleysiiyey dhiigoodana uu baneeyey Jamaacat Ictisaam bilkitaab wasuna waxaana uu ku gaaleysiiyey in jaamacada ay ku waafaqday jamhuurta culumada Islaamka iyo dhaqdhaqaaqyada Islaamiga ah in la gali karo golayaasha dowlada hadii shar lagu yareynayo ama maslaxo raajix ah lagu xaqiijinayo.

Sheekh Maxamuud Shible ayaa muxaadaradii labaad waxaa uu uga soo hadlay cida uga horeysay Sh Xasaan Xusen gaaleysiinta jamaacaadka Islaamka waxaana uu si gaar ah u soo qaatay wadaadada kala ah

1-AbuMaxamed Al-Maqdasi
2-Abuqataada Al-Falastiini
3-Abu Mundir Al-Shanqiidi
4-Sheekh Xasaan Xusen Aden
5-Sheekh C/qaadir Cabdi Casiis(Sayid Imaam).

Daawo Muxaadaradii koowaad ee  Al-Mushaaraka Al-Siyaasiya Qeybtii koowaad Sh Maxamuud Shible


Daawo Muxaadaradii koowaad ee  Al-Mushaaraka Al-Siyaasiya Qeybtii Labaad Sh Maxamuud Shible

Hoos Ka Daawo Muxaadarada 3aad ee galitaanka golayaasha dowlada Sheekh Maxamuud Shible

Hoos ka Dhageyso Muxaadaradii 3aad ee ka qeybgalka golayaasha dowlada Sheekh Maxamuud Shible oo Mp3 ah.

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/ak5psy19hq/new_mux_sh_xasaan_xuseen_garimakugshaa_lif_sh_maxamuud_maxamed_shibli.mp3″]
Ama Halkan Mp3

Halkan ka Dhageyso Muxaadaraadkii Sheekh Maxamuud Shible ka qeybgalka golayaasha dowlada kowaad iyo Labaad

Yaasiin Cabdi Ahmed
Halgan.net
Nairobi

22 Comments so far

Leave a comment

  1. aadbaan ugu farasanahay inaan akhristo maqaalkan sadexda muxaadarona waan dhagaysan hadalka ilaahaybaa wax walba ka horeeya haduu sheego xassaan iyo haddu sheego shiple

  2. ninka ladhahay abusaraa aya qosolka igadhameye ,,hakubashalina ee quran kuaqriya ,, ayan kuqosla kkkkkkk

    halgan wadmahadsantiin

  3. assalamo calaykum .
    axibah waxaan idin sheegi lahaa sh shibile waa nin aanan xaq raadis ahayn waxaa jirta asaga oo kala hadlaya marna oo leeyahay baarlamaanatka galitaankoodo waa gaalnima hadana oo fatwooday in la gali karo. insha allahu asagana waa lagu daba jiraa khaladaadkiisa ma yaro ee waxaan idin oran lahaa dadka somaaliyeed ilaahay ka baqa, wadaadadan iyaga is heesta haku wareerina .
    imaam shaafici diiwankiisa wuxuu ku yire :
    إذا رمت أن تحيا سليما من الردي ودينك موفور وعرضك صين
    فلا ينطقن منك اللسان سوأة فكلك سوءات وللناس أعين

  4. As wr Ikhwaanii sheekh xasaan nin xun maahane waxaan u malaynaya inuu isku dhex yaacay marka haku bashaalinee wadaadka quraan ku akhriya…. iyo adkaaar. inuu fiicnaado ayaa laga yabaaye. insha,allaah

  5. maa shaa alaah warxaqa hala raaco halayskadaayo madax adayga

  6. Asslaamu-Caleykum walaalaha Halgan aad ban idiin salamayaa iyo akhyarta kel..
    waxan leeyahay sheekh shible ilaahay haku barakeeyo walle dad badan baad indha u jeexda oo marka hore wadaadkaa daba socday

  7. a s c walaaha halgan.net abaalkiina allaha gudo shaqa weeyn oo aad uqiima badan ayaad uheysaan umadan tan kale wadaadka xassaan waxa qabtay waxkale mahee waa xargihii xadgudubka ama quluwiga xal aan sidaan in loola dhaqma aheenna malaha sidamuuqata sh maxamud shible allaha cibaada ikhlaas ugadhiga maxadhara dan iya kuwakaleba amiin run ahaantii waa khabiir kuxeeldheer kuwa xadka gudbay sida XUJADA LOOGU XAKAMEEYA OO UU XASAAN KAMIDKA YAHAY HALGAN.NET HOREY USOCDA HOOLWEEN AYAAD HEEYSAAN

  8. Assalaamu Caleykum Wr ALLAH Wb

    Jzklaahu Kheyral Jazaa Fadiilatu Sh.Mohamud Shibli
    wadaadkaan wax aamusiya waan rabnee ee dhamaanteen ALLAH xaqa na tuso naguna dilo.

    • Assalaamu Caleykum Wr ALLAHI Wb
      Jazakalahu Kheyral jazaa Fadiilatu Sh. Mohamud Shibli

      wadaadkaan wax naga aamusiyaa rabnee Alhamdulilaah hadda ashuun inuu ku adamuu bilaabay kheyr ALLAH kaa siiyo asaga, ummadoow qalday iyo anagoo dhanba ALLAH xaqa na wada tuso. wax uu dhaafay ma leh culumo iyo caamo wadaadkan cajaa’ib.

      wabilaahi towfiiq

  9. @cabdulahi, walaal miyaad ka xuntahay in la raddiyo, sidan hadda loo raddiyey miyaa jirta si ka fiican, waxaad ogaataa sida loo raddiyey Sheekh Xasaan waa sidii uGu cadaaladsaneyd ee bal adigu cabdulaahiyoow noo sheeg sidii loo raddin lahaa

  10. walaalayaal marka hore waad salaamantihiin aad ioyo aad ayaan idiinka mahad celinayaa sida aad ugu hawlantihiin dacwada, waxaan idinka codsan lahaa marka kwaad inaad noosoo gudbisaan kitaabaka minhaajka oo shiikh shibille duubay inta ka dhiman hadba intii idin soo gaarta idinkoo ku dadaalaya inaad noo raadisaan, marka labaad muxaadaraadkaaan cusub hadii fiidyow ahaan loo heli karo inaad noo soo gelisaa mahadsanidin

  11. asc walalalyaal meel aan facebook laga isticmaalin baan joognaa fadlan mp3ga qaybta sadexaad waxka bedela waayo ma shaqaynayso website kale ayaa furmaya marka lagu dhufto fadlan mar labaaad ayaan idinka codsanayaa

  12. asc walaalayaal fadlan iga caawiya muxaadarada qaybta sadexaad ee mp3ga ah iima soo degayso mana dhegaysan karo oo markaan ku dhufto waxaa furmaya web kale oo ay ku qorantahay kiwi6 fadlan iga caawiya saan ku dhegaysan lahaa,…

  13. ac.w dhaman walalaha wad salamantihiin, waxa fiicnan laheed in sheekh shibile uu uradiyo walalkiis sh xassaan qaab cadaalad, waxaa imuqato in kayfiyadaas laga fiicanyahay.

  14. Ascww

    Shaki kuma jiro in wadaadku uu simbirixday dhibaatooyin badan oo diin iyo dhiigba lehna uu sabab u noqday inay baaba’aan laakiin wadaadadu Waxaa wanaagsanayd inay khaladaadka wadaadka ka hadlaan waqtigii ku haboonayd hada oo aad moodo in wixiiba iska soo gaba gaboobeen
    In dib loo cusboonaysiiyo ilama wanaagsana tan kale mawduuca uu sheekhu ka hadlayo hore ayaa Waxaa uga hadlay Sh Umal xafidahullahu oo wadaadka oo iska xargo goostay umaddii ka dhigay Ilaahay cimrigiisa cibaado iyo Caafimaad ha ku dheereeyee

  15. asc walal waxan salaamiyaa shabakada halgan.net mashaalaaha magaca halgan baad wadataan ee walaalayaalow difaaca diin oo u halgama ilaahay ha idin xifdiyo iyo sheekheena khaasatan sheekh Maxamed cabdi umal iyo sheekh maxamud shibil

  16. السلام عليكم والرحمةالله والبركاته walaalaha halgan khayr hela janatu firdawsa انشاءاللهsh maxamudna الله haxifdiyo cimrigiisana hanoo barkeeyo

  17. WALAALAYAAL SALAAMU CALAYKUM SHIIKH ALAHA XIFDIYO WAXABADAN AYAAN KA FAA,IIDAYA HALGAN ALAHA BARAKEEYO

  18. walaaalaha salaamucalaykum waraxmatulaahi
    Mashalaah walee si fiican baa loo soo bandhigay wuxuu qabo mufigii Al-shabaab luuq kastana waa laga soo xiray kkkkkk waxaanse ku qoslay sida uu isugu cudurdaaray wadaadka Xasaaan ilaahow na wada hanuuni

    goodjob Halgan.net /iyo Yaasiin Mashalaaaaaaaaaaaah

  19. Salaamu calaykum
    Waxaa aad ugu mahad celinayaa walalaha Halgan.net iyo Sheekh Maxamuud Shible walee xasaan godkiisa baa biyo ugu galeen waxaa u wanaagsan in uu alle ka baqo oo uu ka soo laabto xadgudubka iyo gaaleysiinta .

    Waxaa aad ula yaabay waxaan dhowr mar akhriyey manhajka xarakada Ictisaam waxaan ka waayey meel ay ku baneeyeen in gaalnimo maslaxo loo gali karo balse waxaan ku arkay wax ka gadisan ففي منهج جماعة الاعتصام بالكتاب والسنة ما يليsidan :
    )وأما أنظمة الغرب والشرق فلا نقرّ منها إلا ما وافق الكتاب والسنة، وما خالف الكتاب
    والسنة وقواعد أهل العلم فمردودونرى أن الديمقراطية والعلمانية منظومة فكرية مناقضة للإسلام في حقيقتها وفلسفتها ؛ لأنها
    رد وامتناع عن الالتزام بالشريعة ابتداء . ولكن المنتمين لهذه المذاهب العصرية الهدامة على
    أقسام :- فمنهم المدرك لحقيقتها وأنها حرب على الإسلام وأهله فيعتنقها وينشرها فهولاء
    متلبسون بكفر أكبر، ومنهم من لا يعلم حقيقتها، إنما لبس عليه وظن أنها تدعوا إلى العدل
    والحرية والتقدم، ومنهم من ينتمي إلى أحزاب هذه المذاهب لأسباب مادية بحتة دون انتماء
    فكري معين، فهولاء يعلّمون من الجهل وينبهون من الغفلة .(1
    ونرى أن اختيار المسلمين من يمثلهم في المناصب الإدارية والخدمية المجردة التي ليس فيها تشريع
    مخالف لشرع الله لا يدخل في المفهوم الكفري للديمقراطية، وكذلك اختيار أهل الحل والعقد
    لجماعة المسلمين من يرأسهم ، بل إن ذلك أمر مشروع لقوله تعالى )وأمرهم شورى
    بينهم(الشورى آية 38.
    وأما الانتخابات بالترشيح والتصويت فإنها آلية ووسيلة،لا فكر ومنهج؛ لذا فهي جائزة في حد
    ذاتها إذا لم تتضمن مخالفات شرعية ولم تؤدِّ إلى مفسدة راجحة .
    والتنظيمات الطلابية والنقابية هي هيئات لا شأن لها بالتشريع، والمشاركة فيها تتوقف على
    المصالح والمفاسد ، على ضوء الضوابط الشرعية لذلك .
    وأما المشاركة في الانتخابات البرلمانية والرئاسية،في بلاد الإسلام أو في بلاد الكفر،فهي من
    المسائل التي يختلف فيها الحكم زماناً ومكاناً وحالاً ، من جهة مدى تحقيقها للمصالح
    المشروعة، والدخول فيها بنية الإصلاح وتقليل الشر، تأويل سائغ ، أفتى بموجبه أكثر علماء
    العصر ، بينما أفتى الآخرون بالتحريم، أما التكفير بذلك فهو غلو ومخالفة وشذوذ .( 1
    ونرى أن الدساتير لا تكون إسلامية إلا بتقرير السيادة المطلقة والحاكمية العليا للشريعة
    الإسلامية، أو أنها المصدر الوحيد للتشريع أو النص على أن كل ما يتعارض مع الشريعة من
    القوانين أو اللوائح فهو باطل وأن يخلو الدستور من جميع ما يتعارض مع النصوص والإجماع .
    ونرى أن عبارة )دين الدولة هو الإسلام( الواردة في الدساتير العلمانية ، لاتؤثر في حكمها ؛
    لأنها لا تصرِّح بالتزام الشريعة، بدليل التشريع المخالف للمعلوم من الدين بالضرورة الوارد في
    الدساتير نفسها وفي القوانين الأخرى .
    ونرى أن عبارات “الشريعة المصدر الرئيسي للتشريع ” أو “الشريعة مصدر رئيسي للتشريع” أو
    “الشريعة مصدر أساسي للتشريع” أو “أن الشريعة مصدر من مصادر التشريع” عبارات
    مخادعة تتضمن تعدد مصادر التشريع المطلق المتساوي في الأحقية والالزامية، وهذا شرك أكبر .
    ونرى أن قيام مجالس وبرلمانات على أساس التشريع المطلق شرك أكبر، وأنه يجب تحديد
    صلاحيتها في تنفيد الشريعة والاجتهاد فيما لا نص فيه .
    ونرى وجوب ثبات مبدأ الإسلام والشريعة في السياسة والحكم، والالتزام بذلك، وإن تغيرت
    أشخاص الحكام وتدوٍولت السلطة

    Waxaa ku soo afmeerayaa dhalinyarow yaan la idin gaadin wax barta oo diintiina marti ha ka noqonina yuuna nin takfiir ah idin damdamleyn.
    ws

  20. sidu sh cumarfaruq shegay wiilku kolba nin hakagarsurte halodulqato iskadaya sh umal kaxorow oo nin madaxbanan noqo sidu ulaha ayu fogaday

Leave a comment

*