Ogeysiis:-Hadaa Bayaan Li Naas — ITabicuu Walaa Tab’Tadicuu

January 19, 2013 - Written by

OGEYSIISLondon:-Assalaama caleykum wrt wb – Mahad idaylkeed Allaah swt bay u sugnaatay, nabadgalyo iyo naxariis ha gaadho rasuulkeeni calayhi salaatu wasalaam iyo intii raacday dariiqiisii suubanaa.

Waxaa farxad u ah Walaalaha dacwadda ee Qolka Somali Islamic Duruus Center iyo Qolka Daaru Dacwa ee 114 ee teleconferenceka in ay diyaariyeen Dawro aad muhiimad u leh oo cinwaankedu yahay اتَّبعوا ولا تبتدعوا [[ Itabicuu Walaa Tab’tadicuu ]] Waxaa ka qayb galaya culimadda kala ah:

Sh Cabdiraxmaan Sh Cumar – Gudoomiyaha Golaha Imaamyadda ee North America
Sh Maxamuud Sh Xasan Abu Dalxa – Masjid Iqra Denmark
Sh Cabdullaahi Sh Xambali – Daaci
Sh Cabdinuur Weerar – Masjid Quba – London Hayes
Sh Axmed Nuur – Masjid Abuubakar Sadiiq – Seatle Washington
Sh Aadan Sh Cabdulle – Masjit Ibnu Taymiyah – Ohio

Cinwaanka waa sidan ay qaadanayaan culimaddu:

Maalinta 1aad – Sabti 19/01/2013

Mux 1aad – [[ Qu’raanku wuxuu idiin yahay waano ]] Sh Cabdinuur Weerar – 20:00 pm
Mux 2aad – [[ Raaca Sunnadda Rasuulka CSW ]] Sh Sh Maxamuud Sh Xasan Abu Dalxa – 21:00 pm
Mux 3aad – [[ Khatarta ay leedahay in diinta wax lagu soo daro ]] Sh Cabdullaahi Sh Xambali – 21:00 pm – Baarakallaahu fiiykum – JZK

Muxaadarooyinka maalinta Axadda dib baan ka soo sheegi doonaa.

Maamulka Dacwadda

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online