Ogeysiis ku socda jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Amsterdam

January 14, 2013 - Written by

Holland:-Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Holland gaar ahaan magaalada Amsterdam in la qaban doono xafalad lagula wareegayo furaha Markazka Quba waxaana lagu casumayaa dhamaan muslimiinta ku dhaqan magaalada Amsterdam in ay ka soo qeyb galaan

Waxaa ay dhici doontaa xafladaas 20-1-2013- saacada 12:00 Goobta ama adresska SCTAAFSTRAAT 27-29 1021 KD-AMSTERDAM.

Waxaa ka soo qeyb gali doona inshalaah xaflada lagu furayo Markazka Quba ee Amsterdam culumada kala ah Sheekh Suldaan Gasle.Sheekh C/baasid Sh Ahmed iyo culumo kale .

Wixii faahfaahin ah kala xiriir Telfanada kala ah
+31685528748 ama 31681534429
ama Emailka :-info@markazquba.org
www.markazQuba.org

2 Comments so far

Leave a comment

  1. asc wr wb ugu horaynta waxaan u mahad celinayaa allah SWTC bacda,allah waxaan u mahad celinayaa walaalaha webkan halgan.net oo aad noogu soo gudbiya arimaha aadka u muhiimka ah ee dinnkeena suuban iyo dalKeena wanaagsan waxyaabaha qayrka ah ee laga sameeyo. ilaah SWTC ha idiin saaro miizaankiina akhiro. intaa ka dib waxaan u malaynayaa in wadanba wadanka uu uga nacayb badan yahay diinka islaamka waa uu uga faafi ogyahay, sababtoo ah waa suno ilaahay in diinka meeshii la,isku dayo in lagu caburiyo in uu aad ugu faafo. hadaba waxaanu leenahay ilaaah haku ciseeyo wadamadan reer yurub in ay qaataan diinta islaamka.
    (WSC WR WB)

  2. ASC waa ala mahadii mar hadaan meelihii aflagaadada nabi muxamed NNKH lagula kacayay aynu maraakis lagu faafiyo sunihiisa kafurnay alaa mahadaaleh. Alxamdulilaah waa wax ilaahay loogu mahadnagu .

Leave a comment

*