Ogeysiis ku socda Jaaliyada Soomaaliyeed ee UK gaar ahaan magaalada London

January 15, 2013 - Written by

London:-Waxaa la ogeysiinayaa jaaliyada Soomaaliyeed ee UK gaar ahaan London iyo agagaarkeeda in uu dhici doono shir wada tashi iyo warbixin ah oo looga hadlayo waxbarashada Soomaaliya gaar ahaan Jaamacada Bariga Afrika (EastAfricaUniversity)  ee magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari

Shirka waxaa kasoo qayb gali doona Hormoodka Jaamacada Prof. Cabdirisaaq Hiirad iyo dad badan oo isugu jira aqoon yahan, Culumo, odayaal iyo waxgarad badan oo rag iyo dumarba leh.

Goobta/Maalinta /Waqtiga

Goobta:  Resource forLondon,356 Holloway Rd.LondonN7 6PA

Maalinta:Sabtida 19/01/13

Waqtiga:1:30 – 5pm

 

Waxii faahfaahin dheeri ah kala soo xiriir

Maxamed Cali Dirshe  07534208094 ama

Sheekh Cabdirisaaq Maxamud Takar  07958577469

 

Kasoo qaybgal wanaagsan

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online