Ogeysiis ku socda macaamiisha Shirkadda Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS ee Yurub

January 7, 2013 - Written by

London:-Waxaa dhammaan bulshada Soomaaliyeed ee ku nool Yurub lagu wargelinayaa in Shirkadda Xawaaladda TAWAKAL EXPRESS ay ka heshay Yurub sharci ay dhammaan waddamada Yurub xawaaladda ka diri karto. Haddaba ganacsatada iyo dadweynahaba waxaa lala socodsiinayaa in ay la xiriiraan shirkadda laamaheeda kala duwan ee Yurub.Waxaa si gaar ah ciddii doonaysa in ay Wakiil shirkadda uga noqoto waddan Yurub ka mid ah lagu wargelinayaa in ay la soo xiriirto cinwaannada kor ku qoran.

TEL: 44-203-371-9383.
46-769773243
EMAIL: info@tawakaluk.com
swed.jees@gmail.com

Mahadsanidiin

Cumar Nabaddoon – Maamulaha Tawakal Yurub

Maxamed Jees – Madaxa Suuqgeynta Tawakal Yurub

Leave a comment

*

Archives
January 2013
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online