Dowro lagu soo Qabtay Masjidka ee Al-rashiid ee Magaalada Boosaaso (Masawiro)
(January 30, 2013)
Boosaaso:-Waxaa Masjidka weyn ee Al-rashiid ee Magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari lagu soo gaba gabeeyey Dawro loo qabtay qaar ka mid ah Dhalin yarada Magaalada Boosaaso, Dowradaas oo ay ka q
Raisulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon oo xafiiskiisa ku qaabilay Jeffrey Feltman
(January 30, 2013)
Muqdisho:-Ra'iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Q/midoobay arrimaha Siyaasada Jeffrey Feltman
Culumo Socdaal dacwadeed ku tagay degmada Burtinle
(January 30, 2013)
Garoowe:-Galabnimadii 22/01/13 ayay culumadu soo gaareen magaalada Buurtinle, waxaana soo dhaweeyey Shiikh. C/risaaq Warsame Guure, ka dibna waxay booqasho ku soo mareen Mac-hadka diiniga ah ee Alhida
Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Beledweyne Ugaas Khaliif oo la dayactiray
(January 29, 2013)
Hiiraan:-Waxaa maanta galinkii danbe dib loo furay garoonka Diyaaradaha ee magaalada Baledweyne ee Ugaas Khaliif  ka dib markii dayactir ay ku sameeyeen ciidamada dalka Jabuuti oo ka tirsan ciidanka
Ogeysiis Nadwo Cilmiyeed ka Bilaaban doonta Magaalada Burco
(January 29, 2013)
Burco:-Maamulka Machadka Al-Imaam Al-Shaafici ee culuunta islaamka ee magaalada Burco ayaa waxaa uu ku wargelinayaa  dhamaan walaalaha khayrka ku xiran inuu Machadku qaban doono Nadwo cilmiyeedkii sa
Daawo Tafsiirka Qu,aanka Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax Albaqara 25-43 (Video+cod)
(January 29, 2013)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa maanta darsigii Tafsiirka Qu,aanka uu Sheekh Dr.Cali Maxamed Saalax  uu ka bilaabay Masjidka Al-Tawfiiq ee magaalada Oslo ee xarunta dalka Norway .Sheekh Dr.Cali
Sh C/raxmaan Sh C/laahi oo si cilmiyaysan uga jawaabay gaaleysiintii Sh Xasaan Jamaacada Ictisaam (Akhriso)
(January 29, 2013)
Madiina:--Shabakada Wararka ee Halgan.net ayaa caawa waxaa soo gaaray Risaalo uu qoray Sheekh Dr C/raxmaan Sheekh C/laahi Cumar (Abu Cabaas Al-Madani)Risaaladan ayaa Sheekh Dr C/raxmaan waxaa uu uga J
Kitaabkii منهاج الطالبين وعمدة المفتين Sh Maxamuud Shible.(Dhageyso)
(January 29, 2013)
Nairobi:-Waxaan akhristayaasha Halgan.net u Bishaareyneynaa in aan  u soo gudbin doono duruustii kitaabkii منهاجالطالبينوعمدةالمفتين ee uu alifay alaha u naxariistee أبوز
Manhajka Jamaacada Al-ictisaam bilkitaab Wa Sunnah Sh Bashiir Axmed Salaad (1-17 Dhagayso)
(January 29, 2013)
Waxaa maanta Shabakadda wararaka ee Halgan.net ay  idiin soo gudbinaysaa duruus ku saabsan Manhajka Jamaacada Al-ictisaam oo ah urur Islaami ah oo ka jira dalka Soomaaliya iyo dalalka soomaaliya dari
R/W DFS oo cambaareeyey weerarkii lagu khaarajin lahaa.[War-saxaafadeed]
(January 29, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa cambaareeyey weerar kii Fashilmay ee uu nin naftiisa Hiligay ku soo qaaday meel ku dhow hoyga uu de

« Previous PageNext Page »