RW Saacid: dadka Sh/Hoose Iyagaa dooranaya cidda Maamuleysa.[Dhagayso]

January 31, 2013 - Written by

Dr._SaacidMuqdisho:-Reysul-wasaaraha dowllada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya ay doonayso in dadweynaha ku nool Gobolka Shabellada Hoose ay iyagu doortaan cidda maamulaysa. Hadalkan ayuu jeediyey kadib markii uu maanta booqday Marka.Arrintan ayaa ka dambaysay markii ay soo baxeen warar sheegaya in shaqadii laga joojiyey Guddoomiyihii Gobolkaasi Cabdulqaadir Maxamed Nuur Siiddii.

Reysul-wasaaraha ayaa sidoo kale ka hadlay qaraxii lagu weeraray xafiiskiisa oo ay dowladdu siyaabo kala duwan uga jawaabtay, waxaana uu isagu sheegay in ninka qaraxa geystay uu ahaa Alshabaab.

Wareysiga oo ay qaaday Caasho Ibraahim Adan Cuud halka hoose ka dhageyso.

Source VOA

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,655 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>